Monday, September 25th, 2017

Ousmane Dembele oo markii koowaad Cagaha dhigay Ciida Magaalada Barcelona

Published on August 27, 2017 by   ·   No Comments

(27-8-2017) Xiddiga ay dhawaan lawareegtay kooxda kubada Cagta Barcelona ee Ousmane Dembele ayaa markii u horeysey Cagaha dhigay Ciida Magaalada Barcelona halkaa oo uu dhawaan kumari doono Tijaabo Caafimaad.

Ousmane Dembele oo ah Cayaaryahan 20 Sano jir ah ayaa kooxda Barcelona shaacisay Jimcihii la soo dhaafay in ay heshiis rasmi ah lagaareen kadib markii ay Borussia Dortmund kala heshiiyeen qiimaha lacageed ee ay ku qaadanayaan.

Cayaaryahakaan ayaa lafilayaa in lagu soo bandhigo Garoonka Camp Nou duhurnimada isniinta halkaa oo ay soo xaadiri doonaan boqolaal Taageerayaasha Barcelona ah waxaana Madaxweynaha Naadiga dalka Spain Josep Maria Bartomeu.uu xaqiijiyey in ay doonayaan Cayaartoy kale oo magac leh isla markaana aysan suuqa kala iibsiga kusoo afjari doonin Ousmane Dembele.

PRESENTACION

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.