Tuesday, September 19th, 2017

Real Madrid oo Garoonkeeda ku soo bandhigtay koobabkii muhiimka ahaa ee ay qaadeen+Sawiro

Published on August 27, 2017 by   ·   No Comments

(28-8-2017) Kooxda kubada Cagta Real madrid ayaa garoonkeeda ku soo bandhigtay koobaabkii u danbeeyey ee ay qaadeen kuwaas oo ay Hayeen Cayaartoyda kooxdaas qaar ka mid ah markii loosoo bandhigayey Taageerayaasha.

Real Madrid ayaa soo bandhigtay koobabka UEFA Super Cup, Spanish Super Cup iyo La Liga Waxaana loo kala dhiibay Cayaartoyda kala ah Marcelo, Ronaldo iyo Ramos.

Real Madrid oo Garoonka Bernabeu ku marti gelisey kooxda Valencia ayaa kahor inta aysan bilaaban Cayaarta Horyaalka Spain waxa ay Taageerayaasha Hortooda keeneen koobabka ay qaadeen ee kala ah  UEFA Super Cup, Spanish Super Cup iyo La Liga kuwaas oo ah kuwii ugu danbeeyey ee kooxda lagudoonsiiyo.

Xiddigaha Ronaldo iyo Sergio Ramos ayaa Ganaax ku seegaya kulanka Valencia Waxaana kooxdaan ay dooneysaa in ay difaacato dhamaan koobaabka ay qaadeen Xiligii lasoo dhaafay.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Arsene Wenger iyo Alex Ferguson oo caawa kulan Cayaareed markale isaga hor imaan doona Sabab?

(20-9-2017) Dunida kubada cagta Caalamka ayaa markale dib u Xasuusan doonta Caawa marka ay maqlaan Magacyada Macalimiintii mudada ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.