Friday, September 22nd, 2017

Ugu danbayn Kylian Mbappe oo ku biirey kooxda PSG

Published on August 27, 2017 by   ·   No Comments

(28-8-2017) Weeraryaahnka kooxda kubada Cagta Monaco ee u dhashay dalka France Kylian Mbappe ayaa lasheegayaa in uu heshiis lagaaray Kooxda PSG Naadigaas oo uu ugu biiri doono heshiis amaah ah.

Kylian Mbappe oo lagu tilmaamo in uu yahay Xiddiga ugu waqtiga dheer Suuqa kala iibsiga Cayaartoyda Xiligaan ayaa ugu danabayn la soo gaba gabeeyey kadib markii lagu dhawaaqay heshiiska uu lagaaray kooxda dalka France ee PSG.

Labada Kooxood ayaa lasheegayaa in ay ku heshiiyeen in Kylian Mbappe xiligaan ugu dheelo PSG heshiis amaah ah kadibna ay bixiso lacag dhan 180 million euros iyo lacag aan lacayimin oo Monaco ay heli doonto hadii uu koobab laqaado kooxda Caasimada.

Wargeyska L’Equipe, ayaa daabacay in PSG lasoo Wareegtay Cayaaryahankii labaad ee ugu qaalisanaa Caalamka oo dhan kaas oo Noqonaya 18 sano jirka  Kylian Mbappe kaas oo Madaxweynaha PSG Nasser Al-Khelaifi,kala soo Wareegay Monaco Waxaana heshiiska amaahda ah keenay ayaa la leeyahay in kooxda Paris aysan xiligaan bixin karayn lacag kale oo fara badan si ay u ilaaliso sharciga Financial Fair Play.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Sawirada Macalinka iyo Xiddigaha Man United oo diyaard qaas ahi u raacay Southampton

(23-9-2017) Macalinka Manchester United ku xigeenadiisa iyo Cayaartoyda Naadigaas ayaa diyaard qaas ah u raacay kulanka xiisaha badan ...

Wargeyska L’Équipe oo Marco Asensio u aqoonsaday Xiddiga ugu fiican Caalamka kuwa 21 ka Sano ka hooseeya

(23-9-2017) Wargeyska L'Équipe ee ka soo baxa dalka France ayaa abaal marin Gudoonsiiyey Cayaaryahanka Xulka Spain iyo Real ...

Liverpool iyo Man Utd oo ku dagaalamaya New Mbappe?

(23-9-2017) Kooxaha Horyaalka dalka England ee kala ah Liverpool iyo Manchester United ayaa isku haysta sida lacadeeyey Cayaaryahan ...

Daawo Sawirada Boqolaal Taageerayaasha Atletico Madrid ah oo sida geesiga u soo dhaweeyey Diego Costa

(22-9-2017) Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha kooxda Atletico Madrid ayaa si diiran u soo dhaweeyey Weeraryahanka dalka Spain ...

Gonzalo Higuain haloo diro Todobaadyo dalxiis ah waayo waxba uma hayo Juventus?

(22-9-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Caanka ahayd ee soo martay kooxda Juventus Fabrizio Ravanelli ayaa Weerar ku qaaday ...

Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Barcelona ku soo qaadan karto heshiiska Xorta ah si ay ugu badashaan Dembele,

(22-9-2017) Kadib dhaawicii soo gaaray Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Ousmane Dembele kaas oo lasheegay in uu dhaawac dheer ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya liiska Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka Spain

(22-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa Hogaanka u haya Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka ...

Alvaro Morata oo Fariin qoraaleed u qoray Xiddig Real Madrid ah muxuu u sheegey?

(22-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea Alvaro Morata ayaa lacadeeyey in uu fariin qoraaleed u qoray mid ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.