Monday, September 25th, 2017

Manchester United oo dalab Cusub ka gudbisey Garth Bale

Published on August 28, 2017 by   ·   No Comments

(28-8-2017) Kooxda kubada Cagta Manchster United ayaa lasheegayaa in ay dalab rasmi ah ka gudbisey Cayaaryahanka Real Madrid ee Garth Bale kaas oo ay doonayaan in ay lawareegaan inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga Cayaartoydeegayaa.

Manchester United ayaa lasheegayaa in dalabkii ugu fanbeeyey ee ay ku doonayaan Garth Bale in ay u gudbiyeen Real Madrid Waxaana ay sheegeen in ay bixin doonaan lacag dhan 60 Milyan oo lacagta yurub ah.

Garth Bale ayaa lasheegayaa in xiligaan uu diyaar u yahay in uu katago Naadiga Real Madrid maadaama shaki badan la geliyey booskiisa rasmiga ah Wxaaana macquul ah in inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga uu u dhaqaaqo kooxda Manchester United.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.