Tuesday, September 19th, 2017

Xiriirka kubada Cagta Soomaaliya oo sheegay in aysan koobka Jenaral Da ud dheeli doonin Cayaartoydii lakla qaatay dhawaan

Published on August 28, 2017 by   ·   No Comments

(28-8-2017) War Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada cagta ayaa lagu sheegay in ay dhamaan Cayaartoydii ka tagtay kooxihii ay u dheelayeen wixii kadanbeeyey markii uu dhamaaday Horyaalka Soomaaliya in aysan dheeli doonin Koobka Jenaral Da.ud oo dhawaan bilaaban doona.

Sharciga Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada cagta ayaa dhigaya ayaa lagu yiri War Saxaafadeedka in Cayaaryahan koox u dheeley Horyaalka Soomaaliya uusan koox kale u Cayaari karayn koobka Jenaral Da.ud sidaa daraadeed ay ugu sheegeen kooxha qaatay Cayaartoyda Cusub in ay katashadaan maadaam aysan u dheeli doonin koobkaas.

Kooxo badan ayaa lasoo wareegay Cayaartoy muhiim ah oo intooda kabadan kategay kooxda Jeenyo oo arimo dhaqaale xumo isaga dirtay inta badan Xiddigihii muhiimka ahaa ee Naadigaas kuwaas oo lacadeeyey in aysan kooxahooda cusub u dheeli doonin koobka Jenaral Da.ud waxaana jira Kooxo badan oo isku halaynayey Cayaartoyda ay dhawaan soo qaateen.

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Arsene Wenger iyo Alex Ferguson oo caawa kulan Cayaareed markale isaga hor imaan doona Sabab?

(20-9-2017) Dunida kubada cagta Caalamka ayaa markale dib u Xasuusan doonta Caawa marka ay maqlaan Magacyada Macalimiintii mudada ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.