Tuesday, September 19th, 2017

Alexis Sanchez oo fasax ka qaatay Tababarka xulka dalkiisa una duulay Magaalada Manchester

Published on August 29, 2017 by   ·   No Comments

(29-8-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cata Arsenal ee Alexis Sanchez ayaa lasheegayaa in uu fasax ka qaatay Tababarka Xulka dalka Chile si uu ugu biiro kooxda Manchester City.

Alexis Sanchez ayaa lasheegayaa in uu Saacadaha soo socda ka degi doono Magaalada Manchester halkaa oo ay ka bilaaban doonaan Wadahadalka ugu danbeeya ee uu ugu biiriyo kooxda City.

Manchester City ayaa lasheegayaa in ay Cayaaryahanka dalka Chile ku badalan doonaan laba Xiddig midkood kuwaas oo kala ah Raheem Sterling ama Sergio Aguero.sidoo kalana lacag ayaa loogu dari doonaan kii ay qaataan.

TV laga leeyahay dalka Chile oo lagu magacaabo TV13, ayaa soo saaray Cayaaryahan Alexis Sanchez oo ka duulaya Garoonka diyaaradaha dalkiisa isla Markaana aadaya dalka England halkaa oo uu ku geli doono heshiiska uu ugu Wareegayo Manchester City.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.