Monday, September 25th, 2017

Jorge Mendes oo beeniyey in uu Barcelona kala hadlay Angel di Maria

Published on August 29, 2017 by   ·   No Comments

(29-8-2017) Wakiilka Cayaaryahanka dalka Argentin iyo PSG Angel di Maria ayaa shaaca ka qaaday in uusan Barcelona kala hadlin wax ku saabsan in Xiddigaas uu u Wareego kooxda dalka Spain.

Jorge Mendes oo ah Wakiil Sare oo u dhashay dalka Portugal ayaa u sheegay ESPN in aysan Waxba ka jirin wararka sheegaya in uu Barcelona kala hadalay sidii Angel di Maria ugu biiri lahaa kooxdaas kaliyana uu u tagay dalka Spain sidii uu Xaaldiisa ula socon lahaa  Andre Gomes, oo doonaya in uu katago kooxda Barcelona.

Warar laysla dhex marayey ayaa sheegaya in Cayaaryahanka hore Real Madrid Angel di Maria uu u dhaqaaqi doono kooxda Barcelona balse  Jorge Mendes ayaa sheegay in uu hayo oo kaliya dalab kaga yimid kooxda Inter Milan oo dooneysa Xiddiga dalka Argentina.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.