Sunday, September 24th, 2017

Kylian Mbappe oo ku baasay Tijaabo Caafimaad oo uu u maray Paris Saint-Germain

Published on August 29, 2017 by   ·   No Comments

(30-8-2017) Warar Goordhow laga helay dalka France isla Markaana uu baahiyey TV ga TF1, ayaa sheegaya in Cayaaryahanka 18 Sano jirka ah ee Kylian Mbappe uu ku Baasay Tijaabo Caafimaad oo uu u maray Naadiga Paris Saint-Germain kooxdaas oo kala soo wareegtay Monaco.

Kooxda Paris Saint-Germain ayaa laacdeeyey in ay Kylian Mbappe  kula soo wareegeen heshiis Sanad amaah ah kadibna waxa lala leeyahay toos ayey u iibsan doonaan maadaama Xiligaan aysan bixin karay lacagta ay kula heshiiyeen kooxdiisa Monaco.

Kylian Mbappe ayaa maray Tijaabada caafimaad ee Naadigiisa Cusub isaga oo kusugan xerada Tababarka Xulka dalka France Waxaana lagu Marsiiyey sida Wararku sheegayaan halka looyaqaan Clairefontaine,

Waxaa halkaa kusoo gaba gaboobey sheekadii dheereyd iyo Xiddigaan iyo damicii kooxaha Manchester City, Real Madrid iyo Barcelona kuwaas oo dhamaantood doonayey in kala Wareegaan kooxda Monaco balse PSG ayaa ugu danbayn gacanta ku dhigtay wiilkaan qatarta ku ah Gool dhalinta.

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Kenya oo laga xayuubiyey Xuquuqdii marti gelinta koobka African Nations Championship (CHAN) 2018 Sabab?

(24-9-2017) Shir ay isugu yimaadeen Gudiga fulinta Xiriirka kubada Cagta Africa ee Caf ayaa lagu Go aamiyey dalka ...

AC Milan oo shaacisay Cayaartoyda u diyaarka ah kulanka Sampdoria iyo shax cusub oo uu dheeli doono Vincenzo Montella

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta AC Milan Vincenzo Montella ayaa soo bandhigay Cayaartoyda Naadigaas ee u diyaarka ah kulanka ...

Waa Maxay Nasiib darada kaga habsatay Gool dhalintii Cristiano Ronaldo?

(24-9-2017) Xiddiga Naadiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa shalay Xanaaq iyo madax xanuun kala baxay Garoonka kadib markii ...

Kadib Sadexleydii Alvaro Morata Chelsea oo qarka u saaran in ay jabiso Record u yaalay Arsenal?

(24-9-2017) kadib Guushii weyneyd ee ay Gaartay Chelsea kulankii Stoke City iyo Sadexleydii uu dhaliyey Alvaro Morata kooxda ...

Daawo Goos Gooska iyo sawirada bandhigii Paulo Dybala iyo Guushii Bianconeri

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Derby della Mole ee ay ladheeleen Naadiga ...

Romelu Lukaku kaligii oo aan ku soo laaban Magaalada Manchester welina baaqi ku ah Southampton Sabab?

(24-9-2017) Kadib Guushii ay ka gaareen kulankii ay lacayaareen Sabtigii kooxda Southampton .Cayaartoyda Manchester United ayaa ku soo laabtay Magaaladooda ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo Guul ka gaartay Kulankii Girona

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul ka Gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacayaareen kooxda Xiligaan soo ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Man United oo Guul Rafaad ah ka gaartay Southampton

(23-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa Guul dirqi ah ka Gaartay kulankii Xiisaha lahaa ee ay banaanka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.