Tuesday, September 19th, 2017

Kylian Mbappe oo Saxiixay kubad Naadiga PSG ah+Sawiro

Published on August 29, 2017 by   ·   No Comments

(29-8-2017) Weeraryahanka Xulka dalka France ee Kylian Mbappe ayaa Saxiixay kubad uu kuyaalo Magaca Naadiga uu u Wareegi doono ee PSG taas oo cadayneysa in uu ku biiri doono kooxda Caasimada France ee Paris.

Kylian Mbappe ayaa lasheegayaa in uu heshiis lagaaray kooxda PSG Naadigaas oo uu ugu biiri doono heshiis amaah ah kadibna waxa ay ku iibsan doontaa sida lasheegay 180 Milyan oo lacagta yurub isaga oo u Saxiixi doona heshiis shan sano ah.

Xiddigaan ayaa hadda kusugan Xerada tababarka Xulka dalka France waxaana uu diyaar garoobayaa kulamada isreeb reebka koobka aduunka 2018 ee ay lacayaari doonaan Xulka dalka Holland.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...

Daawo Sawirad Tababarka Real Madrid iyo Cristiano Ronaldo oo uu u dhamaaday ganaaxii

(19-9-2017) Kooxda kubada cagta Real Madrid ayaa samaysey diyaar garoow adag iyaga oo doonaya in ay ka guuleystaan ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.