Monday, September 25th, 2017

Magacyada 30 Cayaaryahan oo lafilayo in lakala qaato inta uusan Xirmin suuqa kala iibsiga Cayaartoyda Khamiista?

Published on August 29, 2017 by   ·   No Comments

(29-8-2017) Suuqa kala iibsiga Cayaartoyda ayaa Xirmi doona habeenka khamiista ee bishaan ay tahay 31 Waxaana lasoo saaray magacyada 30 Cayaaryahan oo lasheegay in ay ka dhaqaajin doonaan kooxaha ay u dheelaan kuwaas oo yaala suuqa kala iibsiga.

Hadaba Waa kuwee 30 kaas Cayaaryahan iyo Horyaalda ay Joogaan?

Diego Costa, Renato Sanches Lucas Perez Barcelona Arda Turan Andre Gomes Valencia, Ezequiel Garay Orellana

Alexis Sanchez, Philippe Coutinho Riyad Mahrez.Lucas Perez, Virgil van Dijk, Bojan, Fernando Llorente,Alex Oxlade-Chamberlain, Shkodran Mustafi, Eliaquim Mangala Loic Remy.iyo Andreas Pereira iyo Jonny Evans.

Kylian Mbappe.Angel Di Maria Lucas Moura, Serge Aurier, Julian Draxler, Hatem Ben Arfa, Grzegorz Krychowiak Goncalo Guedes, iyo Lemar,

Benedikt Howedes iyo Renato Sanches.

Keita Balde Diao,

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.