Monday, September 25th, 2017

Suuqa: Jose Mourinho oo dalab lama filaan ah u diray Riyad Mahrez

Published on August 29, 2017 by   ·   No Comments

(30-8-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa lasheegayaa in uu qorsheynayo in uu lasoo Wareego Cayaaryahanka dalka Algeria ee Riyad Mahrez kaas oo doonayan in uu katago Naadigiisa Leicester City.

Jose Mourinho oo doonayan sida lasheegay in uu helo Cayaaryahan garabka ka cayaara inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga Cayaartoyda ayaa u arka Riyad Mahrez in uu yahay mid ku haboon in uu u dheelo kooxdiisa oo kujirta dadaalkii ay Xiligaan ku qaadi lahaayeen Horyaalka dalka England.

Wargeyska  SFR Sport .ayaa daabacay in Manchester United ay dooneyso in ay heshiis layaab leh kula soo Wareegaan Cayaaryahanka  Riyad Mahrez oo laftiisu doonaya in uu ka dhaqaajiyo kooxdiisa waxaana Horay in badan loola Xiriiriyey kooxda Roma ee dalka Talyaaniga.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.