Sunday, September 24th, 2017

Daawo Sawirada Robin van Persie oo 2 Sano kadib u dheeli doona xulka Holland kulanka France ee Caawa

Published on August 30, 2017 by   ·   No Comments

(31-8-2017) Weeraryaahnkii hore ee kooxaha Arsenal iyo Manchester United Robin van Persie ayaa 2 Sano kadib oo uu dibad joog ka ahaa xulka qarankiisa dib ugu soo laabtay isaga oo ka mid ah Xiddigaha Holland ee diyaar garoowga adag u galay Cayaarta isreeb reebka koobka aduunka ee ay France qaabili doonaan.

Dalalka France iyo Holland ayaa Caawa fooda ku dagaalami doona kulan aad u adag oo ah isreeb reebka koobka aduunka 2018 waxaana Cayaaryahanka Robin van Persie lafilayaa in Markii u Horeysey 2 Sano kadib lagu arko Garoomada isaga oo xiran funaanada Oranjada ah ee ay Caanka kuyihiin Xulka qaranka Holland.

Macalinka Cusub ee Xulka dalka Holland Dick Advocaat’ayaa jaanis u siiyey Robin van Persie in uu ku soo laabto Cayaaraha xulka qaranka dalkiisa waxaana uu sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in uu markale u Cayaaro maadaama uu ka maqnaa in kabadan mudo 2 Sanadood ah.

Robin van Persie ayaan xulka Holland u cayaarin tan iyo bishii October 2015 kulan dalkiisu la dheeleen Czech Republic.oo looga badiyey 3-2 isaga oo hada koox ahaan u Cayaara Naadiga Fenerbahce ee dalka Turkiga.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Kenya oo laga xayuubiyey Xuquuqdii marti gelinta koobka African Nations Championship (CHAN) 2018 Sabab?

(24-9-2017) Shir ay isugu yimaadeen Gudiga fulinta Xiriirka kubada Cagta Africa ee Caf ayaa lagu Go aamiyey dalka ...

AC Milan oo shaacisay Cayaartoyda u diyaarka ah kulanka Sampdoria iyo shax cusub oo uu dheeli doono Vincenzo Montella

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta AC Milan Vincenzo Montella ayaa soo bandhigay Cayaartoyda Naadigaas ee u diyaarka ah kulanka ...

Waa Maxay Nasiib darada kaga habsatay Gool dhalintii Cristiano Ronaldo?

(24-9-2017) Xiddiga Naadiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa shalay Xanaaq iyo madax xanuun kala baxay Garoonka kadib markii ...

Kadib Sadexleydii Alvaro Morata Chelsea oo qarka u saaran in ay jabiso Record u yaalay Arsenal?

(24-9-2017) kadib Guushii weyneyd ee ay Gaartay Chelsea kulankii Stoke City iyo Sadexleydii uu dhaliyey Alvaro Morata kooxda ...

Daawo Goos Gooska iyo sawirada bandhigii Paulo Dybala iyo Guushii Bianconeri

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Derby della Mole ee ay ladheeleen Naadiga ...

Romelu Lukaku kaligii oo aan ku soo laaban Magaalada Manchester welina baaqi ku ah Southampton Sabab?

(24-9-2017) Kadib Guushii ay ka gaareen kulankii ay lacayaareen Sabtigii kooxda Southampton .Cayaartoyda Manchester United ayaa ku soo laabtay Magaaladooda ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo Guul ka gaartay Kulankii Girona

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul ka Gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacayaareen kooxda Xiligaan soo ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Man United oo Guul Rafaad ah ka gaartay Southampton

(23-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa Guul dirqi ah ka Gaartay kulankii Xiisaha lahaa ee ay banaanka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.