Monday, September 25th, 2017

dhaqaatiirta Liverpool oo u duushay dalka France si ay Tijaabo Caafimaad u Mariyaan Thomas Lemar

Published on August 30, 2017 by   ·   No Comments

(30-8-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helayo dalka England ayaa sheegaya in dhaqaatiir ka socota kooxda Liverpool in ay u duuleen dalka France halkaa oo ay Tijaabo Caafimaad ku marsiin doonaan Cayaaryahanka Naadiga Monaco ee Thomas Lemar.

Liverpool ayaa heshiis kula gaartay kooxda Monaco aduun lacageed gaaraya £74m iyo Divock Origi Waxaana Xiddiga dalka France ee 21 jirka ah uu Saxiixi doonaa heshiis shan sano ah oo uu Liverpool ugu Cayaari doono.

Thomas Lemar ayaa Waxaa doon doonayey lNaadiga Arsenal balse Liverpool ayaa lasheegayaa in ay ugu danbayn gacanta ku dhigtay oo ay heshiis lagaartay isla Markaana uu Tijaabo Caafimaad u mari doono isaga oo ku sugan Xerada Tababarka Xulka qaranka France.

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.