Tuesday, September 19th, 2017

Gabar ay Walaalo yihiin Cayaaryahan AC Milan ah oo ku Guuleysatay quruxda Talyaaniga

Published on August 30, 2017 by   ·   No Comments

(31-8-2017) Gabar ay Walaalo yihiin mid ka mid ah Xiddigaha kooxda kubada Cagta AC Milan ayaa ku Guuleysatay quruxda dalka Talyaaniga gabdhaas oo sheegtay in AC Milan ku Guuleysan doonto Horyaalka Talyaaniga isla markaana ay Taageere u tahay Kooxdaas.

Sara Calabria, oo ay Walaalo yihiin Cayaaryahanka garabka daafaca uga dheela AC Milan ee  Davide Calabria ayaa Noqotey Miss Italia kadib Tartan adag oo ay lagashay haween kale oo kula tartamayey quruxda dalka talyaaniga.

Gabdhaan oo markii ay Ku Guuleysatay quruxda gabdhaha dalka Talyaaniga Waraysi siisey Il Giorno:ayaa sheegtay in ay qayb weyn ka qaadan doonto sidii kooxda AC Milan ugu Guuleysan lahayd Horyaalka dalka Talyaaniga isla Markaana ay ka mid tahay Taageerayaasha Naadigaas ilaa yaraanteediina ay jecleyd.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.