Tuesday, September 19th, 2017

Magacyada iyo Sawirada 5 tii Cayaaryahan ee lasy dhaafsaday lacagna lagu daray

Published on August 30, 2017 by   ·   No Comments

(30-8-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Cayaartoyda kubada Cagta ee ah kuwa ugu Magaca weyn ee ay is dhaafsadeen kooxaha kubada Cagta isla markaana lagu daray lacag qaarkood.

Waxaana Warbixintaan lagu soo beegey iyada oo kooxaha Manchester City iyo Arsenal ay doonayaan in ay kala badashaan Cayaartoyda kala ah Alexis Sanchez iyo Raheem Sterling kuwaas oo inta uusan xirmin suuqa kala iibsigu lasoo gaba gabayn doono sida lafilayo.

Hadaba Waa kuwee shanta Cayaaryahan ee magaca leh ee lakala badashay?

Andy Cole for Keith Gillespie, 1995

Fee: £7m + Gillespie

Ashley Cole for William Gallas, 2006

Fee: £5m + Gallas

Zlatan Ibrahimovic for Samuel Eto’o, 2009

Fee: £40m + Eto’o

Clarence Seedorf for Francesco Coco, 2002

Fee: Straight swap

Fabio Cannavaro for Fabio Carini, 2004

Fee: £15m + Carini

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.