Saturday, December 16th, 2017

Manchester City oo latimid qorshe Cusub oo ay Arsenal kaga qaadanayaan Alexis Sanchez

Published on August 30, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(31-8-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester City ayaa lsheegayaa in ay dhigeeda Arsenal u soo bandhigtay qorshe Cusub oo ay kaga qaadanayaan Cayaaryahanka dalka Chile ee Alexis Sanchez kadib markii uu fashilmay qorshihii koowaad ee ay ku doonayeen.

Manchester City ayaa lasheegayaa in ay Arsenal u sheegtay in lacag kaash ah ay kaga iibiyaan Cayaaryahanka Alexis Sanchez lacagtaas oo gaareysa £70m isla Markaana ay iska hilmaamaan Raheem Sterling oo markii kujirey qorshe kala badalasho labada Cayaaryahan ah.

Arsenal ayaa horay u diidey in ay Manchester City kaga iibiyaan Cayaaryahankooda lacag dhan £50m Waxaase hada Naadiga City Kordhisey lacagta oo ay Gaarsiisey £70m  Waxaana macquul ah ayaa la leeyahay in Arsenal aqbasho qorshaha lacageed ee Cusub ee Manchester City u soo bandhigtay maadaama Alexis Sanchez heshiiskiisa ay kaharsantahay oo kaliya 11 bilood.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Dhamaan Kulamada Sabtiga dhici doona iyo Saacada Geeska Africa ee midkastaa bilaaban doonto

(16-12-2017) Waxaa Sabtiga la cayaari doonaa kulamo aad u xiiso badan oo ah Horyaalada laxiiseeyo ee qaarada yurub ...

Warbixin: Tottenham ayaa ah kooxda kaliya ee Taako u dhigi karta Manchester City?

(15-12-2017) Tottenham ayaa Sabtida u safri doonta magaalada Manchester, halkaas oo ay garoonka Etihad kula ciyaari doonto kooxda ...

Carlo Ancelotti oo ku laaban doona kooxdiisii hore Chelsea?

(15-12-2017) Macalinka u dhashay dalka Talyaaniga ee Carlo Ancelotti ayaa lasheegayaa in uu dib ugu laaban doono Kooxdiisii hore ...

Daawo Sawiro Xul ah kulankii Puntland iyo Koofur Galbeed ee bareejada ku dhamaaday

(15-12-2017) Maamul Goboleedka Puntland ayaa mar kale bar baro heshay, waxaana ugu dambeyn ay xaqiijisay in ay kaalinta ...

Xiriirka FA ga oo Mourinho Ka Codsaday Inuu Sharaxo Kalmado Afkiisa Ka Soo Baxay

(15-12-2017) Tabobaraha naadiga Manchester United, Jose Mourinho, ayaa laga codsaday inuu sharaxaad ka soo bixiyo, weedho afkiisa ka ...

Dalka Spain oo qatar ugu jira in laga Ganaaxo koobka aduunka 2018 Sabab?

(15-12-2017) Warar Goordhow soo baxay ayaa sheegaya in Xiriirka kubada cagta Caalamka ee FIFA ay Go aan ka ...

Daawo Sawirada Paul Pogba oo markale dunida ka yaabiyey

(15-12-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Manchester United Ganaaxa kaga maqan ee Paul Pogba ayaa qaab Cusub oo layaab ...

Ronaldinho oo Habeen Sakhraamay bur buriyey Rajadiisii Maraykanka

(15-12-2017) Sannadkii 2010, Ronaldinho waxa uu ku jiray xaalad roog cas loogu diyaariyey waddanka Maraykanka oo kooxda Red ...

Wasiirka Cayaaraha Soomaaliya oo sheegtay in ay qabteen kaarar faalso ah oo lagu geli lahaa Garoonka Banaadir digniina dirtay?

(15-12-2017) Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo cayaaraha dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Khadiija Maxamed diiriye ayaa sheegtay in ay ...

FT: Puntland 1-1 K.Galbeed

(15-12-2017) Waxaa hada socota Cayaar xiiso badan oo u dhaxaysa ismaamul Goboleedyada kala ah Puntland iyo koofur Galbeed ...

Pep Guardiola oo bishii 3 aad ee Xiriir ah ku Guuleystey Macalinka bisha Horyaalka Premier League+Sawiro

(15-12-2017) Macalinka kooxda kubada cagta Manchester City Pep Guardiola ayaa ku Guuleystey Markii 3 aad ee Xiriir ah ...

Manchester United Oo Heegan Ugu Jirta Griezmann Oo Ka Tegaya Atletico Madrid

(15-12-2017) Manchester United ayaa heshay war ay ku faraxday, kaddib markii uu tababaraha Atletico Madrid shaaciyey in weeraryahanka ...

Mohamed Salah oo loo doortay Cayaaryahanka bisha ee Horyaalka Premier League

(15-12-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Liverpool Mohamed Salah ayaa ku guuleystey laacibka bisha Horyaalka Premier League dalka England taas oo ...

Xiddig kooxo badan yurub ah doonayaan oo kooxdiisa ay kala tagayan janaayo

(15-12-2017)  Ciyaaryahanka kooxda AS  Monaco Fabinho ayaa sheegay inuu doonayo inuu ka tago kooxda ka dhisan Ligue 1 ...

Pep Guardiola oo sheegay in wali uusan dhamaan tartanka horyaalka

(15-12-2017)  Macalinka kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa fariin udiray kooxaha ka ciyaara horyaaalka isaga oo sheegay in ...