Tuesday, September 19th, 2017

Sadexdii Macalin ee isku badashay Manchester United oo hal meel ku kulmay+Sawiro

Published on August 30, 2017 by   ·   No Comments

(30-8-2017) Macalintii isku badashay Manchester United Xiliyadii la soo dhaafay ayaa markii u Horeysey ku kulmey hal meel Waxaana isugu yimaadeen shirka Sanad laha ah ee Xiriirka UEFA macalimiinta u diiwaan gashan ay isugu yimaadaan.

Sir Alex Ferguson Louis van Gaal iyo Jose Mourinho ayaa ku kulmay Xarinta shirararka UEFA waxaana lasheegayaa in ay jirto cuqadad u dhaxaysa Jose Mourinho iyo Luis Van Gaal kuwaas oo ahaa Macalimiintii ugu dambeeyey ee isku badalay Naadiga Manchester United iyaga oo aan isa salaamin.

Shirka Macalinmiinta UEFA ayaa ka dhacay Magaalada Nyon waxaana Macalimiintii ka soo muuqday ka mid ahaa Ernesto Valverde, Massimiliano Allegri, Zinedine Zidane, Jose Mourinho, Leonardo Jardim Giorgio Marchetti, Eduardo Berizzo, Rafa Benitez, Louis van Gaal, Aleksander Ceferin, Sir Alex Ferguson,

Isku imaatinka Macalimiinta iyo Cayaartoyda qaar oo lagu Casuumay ayaa looga hadlaa Hor u marka kubada Cagta qaarada yurub waxaana UEFA wakiil uga ah oo soo qaban qaabiya Macalinkii Hore ee Manchester United Sir Alex Ferguson,

Dadka ka soo qayb galay shirka?

Managers

Massimiliano Allegri (Juventus), Rafael Benítez (Newcastle), Eduardo Berizzo (Sevilla), Sergio Conceicao (Porto), Unai Emery (PSG), Bruno Genesio (Lyon), Leonardo Jardim (Monaco), Jose Mourinho (Manchester United), Maurizio Sarri (Napoli), Ernesto Valverde (Barcelona), Rui Vitoria (Benfica) and Zinedine Zidane (Real Madrid).

Players

Xabi Alonso, Deco, Leonardo, Peter Schmeichel, Clarence Seedorf, Dejan Stanković, David Trezeguet and Javier Zanetti.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Arsene Wenger iyo Alex Ferguson oo caawa kulan Cayaareed markale isaga hor imaan doona Sabab?

(20-9-2017) Dunida kubada cagta Caalamka ayaa markale dib u Xasuusan doonta Caawa marka ay maqlaan Magacyada Macalimiintii mudada ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.