Monday, September 25th, 2017

Ugu danbayb Alex Oxlade-Chamberlain,oo heshiis lagaaray Liverpool

Published on August 30, 2017 by   ·   No Comments

(31-8-2017) Cayaaryaahnka kooxda kubada Cagta Arsenal ee Alex Oxlade-Chamberlain,ayaa lasheegayaa in uu ugu danbayn heshiis rasmi ah lagaaray Kooxda Liverpool kadib markii uu diidey in uu u Wareego Naadiga Chelsea oo si dhaw loola Xiriiriyey.

Alex Oxlade-Chamberlain,ayaa Liverpool ku qaadan doontaa aduun lacageed Gaaraya £40 million Lacagtaas oo ay aqbashay kooxdiisa Arsenal waxaana lafilayaa in Saacadaha soo socda uu kubiiri doono Naadigaas.

Kooxda Liverpool ayaa sidoo kale inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga lala Xiriirinayaan in ay soo qaadan doonaan Xayaartoyda kala ah Thomas Lemar iyo Virgil Van Dijk. kuwaas oo ay lacag aad u badan kula soo wareegi doonaan hadii ay aqbalaad kahelaan kooxahooda.

Oxlade-Chamberlain ayaa Xiligii lasoo dhaafay 40 kulan u saftay Arsenal isaga oo u dhaliyey 6 Gool waxaase uu boos joogta ah kawaayey shaxda Macalin Arsene Wenger sidaa daraadeed ayuuna uga tegayaa Naadigaas.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.