Tuesday, September 19th, 2017

Arsenal iyo Manchester City oo ku kala boodey heshiiska Alexis Sanchez

Published on August 31, 2017 by   ·   No Comments

(31-8-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay heshiiskii lafilayey in uu dhex maro kooxaha Arsenal iyo Manchester City ayaa sheegaya in labada kooxood ku kala boodeen heshiiskaas kadib markii Arsenal sheegtay in aysan iibin doonin Cayaaryahankooda,

Arsenal ayaa ku hunoowdey in ay helaan Cayaratoyda Thomas Lemar iyo Julian Draxler midkood in ay helaan sidaa dsaraadeed ayey sheegeen in aysan iibin doonin Xiddiga dalka Chile ee Alexis Sanchez.

War qoraal ah oo ka soo baxay Manchester City ayaa lagu sheegay in gebi ahaan ay ka bexeen doonistii Cayaaryaahnka Arsenal ee Alexis Sanchez kadib markii sheegeen in ay Xanaaq iyo madax xanuun ka qaadeen is bad badalka Arsenal ee ku saabsan in ay helaan Cayaaryahankaas.

Kooxda kubada Cagta Monaco ayaa si cad u diidey isku daygii ugu danbeeyey ee Naadiga Arsenal ay ku dooneysey Thomas Lemar, waxaana ay sheegeen in aysan €92 million ku iibin doonin taas oo dhabar jab ku noqotey Naadiga London ka dhisan.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Arsene Wenger iyo Alex Ferguson oo caawa kulan Cayaareed markale isaga hor imaan doona Sabab?

(20-9-2017) Dunida kubada cagta Caalamka ayaa markale dib u Xasuusan doonta Caawa marka ay maqlaan Magacyada Macalimiintii mudada ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.