Sunday, September 24th, 2017

Cayaaryahan Nani oo ka degay ciida dalka Talyaaniga yuu u dheeli doonaa?Sawiro

Published on August 31, 2017 by   ·   No Comments

(31-8-2017) Cayaaryahankii hore ee kooxda kubada Cagta Manchester United Nani ayaa gaaray dalka Talyaaniga isaga oo heshiis lagaaray Naadiga Lazio ee ka dhisan Caasimada Roma.

Nani ayaa ka dhaqaajiyey Horyaalka dalka Spain Gaar ahaan kooxda Valencia oo uu u dheelayey Xili Cayaareedkii lasoo dhaafay waxaana siweyn loogu soo dhaweeyey Caasimada talyaaniga ee Roma.

Kooxda Lazio ayaa lasheegayaa in ay Cayaaryahanka dalka Portugal ee Nani aduun lacageed gaaraya £13.8million isaga oo Saxiixi doona heshiis 3 Sano ah oo uu ugu dheeli doono Naadiga dalka Talyaaniga waxaana Cayaaryaahn uu tegayaa Horyaalka Talyaaniga isaga oo ka soo Cayaaray Horyaalada Spain iyo England.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Kenya oo laga xayuubiyey Xuquuqdii marti gelinta koobka African Nations Championship (CHAN) 2018 Sabab?

(24-9-2017) Shir ay isugu yimaadeen Gudiga fulinta Xiriirka kubada Cagta Africa ee Caf ayaa lagu Go aamiyey dalka ...

AC Milan oo shaacisay Cayaartoyda u diyaarka ah kulanka Sampdoria iyo shax cusub oo uu dheeli doono Vincenzo Montella

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta AC Milan Vincenzo Montella ayaa soo bandhigay Cayaartoyda Naadigaas ee u diyaarka ah kulanka ...

Waa Maxay Nasiib darada kaga habsatay Gool dhalintii Cristiano Ronaldo?

(24-9-2017) Xiddiga Naadiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa shalay Xanaaq iyo madax xanuun kala baxay Garoonka kadib markii ...

Kadib Sadexleydii Alvaro Morata Chelsea oo qarka u saaran in ay jabiso Record u yaalay Arsenal?

(24-9-2017) kadib Guushii weyneyd ee ay Gaartay Chelsea kulankii Stoke City iyo Sadexleydii uu dhaliyey Alvaro Morata kooxda ...

Daawo Goos Gooska iyo sawirada bandhigii Paulo Dybala iyo Guushii Bianconeri

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Derby della Mole ee ay ladheeleen Naadiga ...

Romelu Lukaku kaligii oo aan ku soo laaban Magaalada Manchester welina baaqi ku ah Southampton Sabab?

(24-9-2017) Kadib Guushii ay ka gaareen kulankii ay lacayaareen Sabtigii kooxda Southampton .Cayaartoyda Manchester United ayaa ku soo laabtay Magaaladooda ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo Guul ka gaartay Kulankii Girona

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul ka Gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacayaareen kooxda Xiligaan soo ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Man United oo Guul Rafaad ah ka gaartay Southampton

(23-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa Guul dirqi ah ka Gaartay kulankii Xiisaha lahaa ee ay banaanka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.