Sunday, September 24th, 2017

Philippe Coutinho oo Saaxiibkii Firmino u sheegay in uu sii joogi doono Liverpool+Sawiro

Published on August 31, 2017 by   ·   No Comments

(31-8-2017) Cayaaryaahnka bartilmaameedka u ahaa kooxda Barcelona ee Philippe Coutinho oo hada kusugan xerada Tabbarka xulka dalka Braziil ayaa lasheegayaa in uu kula kaftamay Cayaaryahanka ay isku kooxda yihiin ee Firmino in uu sii joogi doono Liverpool oo uusan Barcelona u dhaqaaqi doonin Caawa.

Hadalka ka soo yeeray Philippe Coutinho oo ay soo xigteen Warbaahinta kala duwan ee Caalamka ayaa dhabar jab ku noqon karaya damicii ay Barcelona kalahayd in ay lawareegaan si uu u badalo Neymar oo ay Braziil u wada dhasheen kaas oo ku biirey PSG.

Philippe Coutinho iyo Cayaartoyda Xulka Braziil ayaa isku diyaarinaya labada kulan ee ay lakala dheeli doonaan dalalka Ecuador iyo Colombia. iyaga oo dalalka koofurta America ku hogaaminaya 9 dhibcood oo Nadiif ah Waxaana sida uu sheegay uu iska sii joogi doonaa Naadigiisa Liverpool.

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Kenya oo laga xayuubiyey Xuquuqdii marti gelinta koobka African Nations Championship (CHAN) 2018 Sabab?

(24-9-2017) Shir ay isugu yimaadeen Gudiga fulinta Xiriirka kubada Cagta Africa ee Caf ayaa lagu Go aamiyey dalka ...

AC Milan oo shaacisay Cayaartoyda u diyaarka ah kulanka Sampdoria iyo shax cusub oo uu dheeli doono Vincenzo Montella

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta AC Milan Vincenzo Montella ayaa soo bandhigay Cayaartoyda Naadigaas ee u diyaarka ah kulanka ...

Waa Maxay Nasiib darada kaga habsatay Gool dhalintii Cristiano Ronaldo?

(24-9-2017) Xiddiga Naadiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa shalay Xanaaq iyo madax xanuun kala baxay Garoonka kadib markii ...

Kadib Sadexleydii Alvaro Morata Chelsea oo qarka u saaran in ay jabiso Record u yaalay Arsenal?

(24-9-2017) kadib Guushii weyneyd ee ay Gaartay Chelsea kulankii Stoke City iyo Sadexleydii uu dhaliyey Alvaro Morata kooxda ...

Daawo Goos Gooska iyo sawirada bandhigii Paulo Dybala iyo Guushii Bianconeri

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Derby della Mole ee ay ladheeleen Naadiga ...

Romelu Lukaku kaligii oo aan ku soo laaban Magaalada Manchester welina baaqi ku ah Southampton Sabab?

(24-9-2017) Kadib Guushii ay ka gaareen kulankii ay lacayaareen Sabtigii kooxda Southampton .Cayaartoyda Manchester United ayaa ku soo laabtay Magaaladooda ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo Guul ka gaartay Kulankii Girona

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul ka Gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacayaareen kooxda Xiligaan soo ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Man United oo Guul Rafaad ah ka gaartay Southampton

(23-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa Guul dirqi ah ka Gaartay kulankii Xiisaha lahaa ee ay banaanka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.