Sunday, September 24th, 2017

Ross Barkley oo intii ay socotey Tijaabo caafimaad oo uu u mari lahaa Chelsea ka baxay heshiiskii uu ugu Wareegi lahaa

Published on August 31, 2017 by   ·   No Comments

(01-09-2017) Cayaaryaahnka kooxda Everton ee Ross Barkley ayaa lacadeeyey in uu ilbiriqsigii ugu danbeeyey kabaxay heshiis lasheegay in uu wareegi lahaa Naadiga Chelsea.

Ross Barkley ayaa lasheegayaa in uu diidey Tijaabo caafimaad oo lamarsiin lahaa Taas oo ladiyaariyey lana gaaray giibtii uu kumari lahaa waxaana marqura uu badalay Maskaxdisa isaga oo sheegay in uusan Chelsea ku biiri doonin.

Xiddiga Everton ee Ross Barkley ayaa lacadeeyey in ay Chelsea kula heshiisey kooxdiisa Everton lacag dhan 35m euros isla Markaana uu u Saxiixi lahaa heshiis shan sano ah balse marqura ayuu sheegay in uu kabaxay heshiiska isla Markaana uu diidey in maro Tijaabo Caafimaad Sababtana lama shaacin ilaa hada.

Britain Soccer Football – Everton v Burnley – Premier League – Goodison Park – 15/4/17 Everton’s Ross Barkley applauds fans as he walks off to be substituted Reuters / Andrew Yates Livepic

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Kenya oo laga xayuubiyey Xuquuqdii marti gelinta koobka African Nations Championship (CHAN) 2018 Sabab?

(24-9-2017) Shir ay isugu yimaadeen Gudiga fulinta Xiriirka kubada Cagta Africa ee Caf ayaa lagu Go aamiyey dalka ...

AC Milan oo shaacisay Cayaartoyda u diyaarka ah kulanka Sampdoria iyo shax cusub oo uu dheeli doono Vincenzo Montella

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta AC Milan Vincenzo Montella ayaa soo bandhigay Cayaartoyda Naadigaas ee u diyaarka ah kulanka ...

Waa Maxay Nasiib darada kaga habsatay Gool dhalintii Cristiano Ronaldo?

(24-9-2017) Xiddiga Naadiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa shalay Xanaaq iyo madax xanuun kala baxay Garoonka kadib markii ...

Kadib Sadexleydii Alvaro Morata Chelsea oo qarka u saaran in ay jabiso Record u yaalay Arsenal?

(24-9-2017) kadib Guushii weyneyd ee ay Gaartay Chelsea kulankii Stoke City iyo Sadexleydii uu dhaliyey Alvaro Morata kooxda ...

Daawo Goos Gooska iyo sawirada bandhigii Paulo Dybala iyo Guushii Bianconeri

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Derby della Mole ee ay ladheeleen Naadiga ...

Romelu Lukaku kaligii oo aan ku soo laaban Magaalada Manchester welina baaqi ku ah Southampton Sabab?

(24-9-2017) Kadib Guushii ay ka gaareen kulankii ay lacayaareen Sabtigii kooxda Southampton .Cayaartoyda Manchester United ayaa ku soo laabtay Magaaladooda ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo Guul ka gaartay Kulankii Girona

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul ka Gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacayaareen kooxda Xiligaan soo ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Man United oo Guul Rafaad ah ka gaartay Southampton

(23-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa Guul dirqi ah ka Gaartay kulankii Xiisaha lahaa ee ay banaanka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.