Monday, September 25th, 2017

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee Caalamka ugu qaalisan iyo lacgta ay ku fadhiyaan

Published on September 1, 2017 by   ·   No Comments

(01-09-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal magacyada shanta Cayaaryahan ee Caalamka oo dhan ugu qaalisan kuwaas oo qaarkood ay Noqdeen Xili Cayaareedkaan kadib markii lagu iibsaday lacag Caqli ka fooq ah.

Xiddigii kooxda Barcelona ee Neymar ayaa lawareegay Cayaaryahanka Caalamka ugu qaalisan kadib markii lagu iibsaday aduun lacageed Gaaraya 222 Milyan oo lacagta yurub ah waxaana uu kala wareegay xilkaas Paul Pogba oo ahaa kan ugu qaalisan Caalamka oo dhan.

Hadaba waa kuwee shanta Xiddig ee ugu qaalisan Calamka oo dhan?

5. Gareth Bale- €101 Million

4. Paul Pogba- €105 Million

3. Ousmane Dembele- €105 Million

2. Kylian Mbappe- €180 Million

1. Neymar- €222 Million

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.