Friday, September 22nd, 2017

Muxuu xalay la ooyey Philippe Coutinho markii uu Goolka u dhaliyey dalkiisa Braziil

Published on September 1, 2017 by   ·   No Comments

(01-09-2017) Cayaaryahanka xulka dalka Braziil ee  Philippe Coutinho oo xalay Gool u dhaliyey dalkiisa kulankii isreeb reebka koob aduunka ee ay lacayaareen dalka Ecuador.ayaa ilmeeyey intii ay kujireen dabaal dega Goolka waxaana Xiddigaas aad u hadal hayey Warbaahinta sababta uu u ooyey.

Philippe Coutinho ayaa Sababta uu u ooyey Waxaa lagu sheegay in Xiddigaan 25 Sano jirka ah uu kujirey Todobaadyadii lasoo dhaafay xaalad aad u adag Maadaama uu dibad joog ka ahaa kooxdiisa isla Markaana uu codsaday in laga iibiyo Barcelona.

Xidddigaan ayaa Goolka dhaliyey markii uu badal ku soo galay Cayaartii xalay daqiiqadii 76 aad Waxaana kulankaas Braziil ku badiyeen 2-0.

Coutinho ayaa waxaa ku xirmay suuqa kala iibsiga kadib markii Liverpool si cad u diidey in ay Barcelona ka iibiyaan taas oo madax xanuun uu ka qaaday Cayaaryahanka dalka Braziil.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Sawirada Macalinka iyo Xiddigaha Man United oo diyaard qaas ahi u raacay Southampton

(23-9-2017) Macalinka Manchester United ku xigeenadiisa iyo Cayaartoyda Naadigaas ayaa diyaard qaas ah u raacay kulanka xiisaha badan ...

Wargeyska L’Équipe oo Marco Asensio u aqoonsaday Xiddiga ugu fiican Caalamka kuwa 21 ka Sano ka hooseeya

(23-9-2017) Wargeyska L'Équipe ee ka soo baxa dalka France ayaa abaal marin Gudoonsiiyey Cayaaryahanka Xulka Spain iyo Real ...

Liverpool iyo Man Utd oo ku dagaalamaya New Mbappe?

(23-9-2017) Kooxaha Horyaalka dalka England ee kala ah Liverpool iyo Manchester United ayaa isku haysta sida lacadeeyey Cayaaryahan ...

Daawo Sawirada Boqolaal Taageerayaasha Atletico Madrid ah oo sida geesiga u soo dhaweeyey Diego Costa

(22-9-2017) Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha kooxda Atletico Madrid ayaa si diiran u soo dhaweeyey Weeraryahanka dalka Spain ...

Gonzalo Higuain haloo diro Todobaadyo dalxiis ah waayo waxba uma hayo Juventus?

(22-9-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Caanka ahayd ee soo martay kooxda Juventus Fabrizio Ravanelli ayaa Weerar ku qaaday ...

Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Barcelona ku soo qaadan karto heshiiska Xorta ah si ay ugu badashaan Dembele,

(22-9-2017) Kadib dhaawicii soo gaaray Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Ousmane Dembele kaas oo lasheegay in uu dhaawac dheer ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya liiska Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka Spain

(22-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa Hogaanka u haya Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka ...

Alvaro Morata oo Fariin qoraaleed u qoray Xiddig Real Madrid ah muxuu u sheegey?

(22-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea Alvaro Morata ayaa lacadeeyey in uu fariin qoraaleed u qoray mid ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.