Monday, September 25th, 2017

Pele oo Hambalyo u diray Cristiano Ronaldo kadib Recordka Gool dhalinta ee uu Sameeyey

Published on September 1, 2017 by   ·   No Comments

(01-09-2017) Boqorka kubada Cagta Caalamka ee Pele ayaa hambalyo u diray Cayaaryahanka xulka dalka Portugal ee Cristiano Ronaldo kaas oo 3 Gool xalay u dhaliyey dalkiisa kulankii isreeb reebka koobka aduunka ee ay lacayaareen dalka Faroe Islands.

Cristiano Ronaldo ayaa 3 da Gool ee uu dhaliyey Xalay waxa ay ka dhignaayeen in uu dhaafay Goolashii uu dalkiisa Braziil u dhaliyey Pele Goolashaas oo gaarayey 77 Gool waxaana Ronaldo uu Saxiixay Goolashiisii 78 aad.

Ronaldo ayaa ka mid Noqday shanta Cayaaryahan ee ugu Goolasha badan qaramada Caalamka Waxaana ka horeeya oo kaliya Cayaaryahanka dalka Ciraaq ee Hussein Said Mohammed oo dalkiisa u dhaliyey 79 Gool Godfrey Chitalu,oo France u Saxiixay 84  Puskas iyo  Ali Daei.oo dalalkooda u Saxiixay min 109 Gool.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.