Monday, September 25th, 2017

Arsene Wenger oo fariin qoraaleed u diray Alexis Sanchez

Published on September 2, 2017 by   ·   No Comments

(02-09-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Arsenal Arsene Wenger ayaa fariin qoraaleed u diray Cayaaryaahnka dalka Chile ee Alexis Sanchez  kaas oo dhawaan ku fashilmay in uu u wareego kooxda Manchester City.

Arsene Wenger ayaa u sheegay Cayaaryaahnkiisa Alexis Sanchez in uu ku soo laabto kooxdiisa isla Markaana uu dhamaysto qandaraaska uu kula jiro kooxdiisa kaas oo dhamaanaya 11 bilood kadib.

Alexis Sanchez ayaa dhawaan sheegay in uusan ku laaban doonin kooxda Arsenal kadib markii ay diidey habeenkii u danbeeyey ee suuqa kala iibsiga isaga oo doonaya in uu bisha Janaayo katago Arsenal kuna biiro kooxda Manchester City.

Xaalada Xiddigaan ayaan ahayn mid meel lagu ogayahay sidoo kale lama xaqiijin karayo in uu ku soo laaban doono Naadigiisa isaga oo hada kusugaan xerada Tababarka xulka qaranka Chile.

Generated by IJG JPEG LibraryGenerated by IJG JPEG Library

during the Premier League match between Liverpool and Arsenal at Anfield on August 27, 2017 in Liverpool, England.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.