Thursday, December 14th, 2017

Chelsea, Arsenal Liverpool oo ka mid ah 14 kooxood oo Record Cusub u dhigtay Premier League

Published on September 2, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(02-09-2017) Kadib wacdarihii suuqa kala iibsiga ay ka dhigeen kooxaha Horyaalka Premier League ayaa waxaa lasoo saaray 14 kooxood oo Record Cusub dhigtay kadib markii ay lasoo wareegeen Cayaaryahankii ugu qaalisanaa ee ay abid iibsadaan.

Chelsea, Arsenal iyo Liverpool ayaa ka mid ah 14 Kooxood oo Xiligaan lasoo Wareegtay Xiddigii ugu qaalisanaa ee ay abid soo qaataan.

Hadaba Waa kuwee 14 ka kooxood ee Recordka dhigtay Markii lasoo Wareegeen Cayaaryahankii ugu qaalisanaa kooxdaas?

Cayaartoyda ugu qaalisan Taariikhda Horyaalka Premier League.

Manchester United

Paul Pogba – £89m (2016)

Manchester City

Kevin De Bruyne – £54m (2015)

Leicester

Islam Slimani – £29m (2016)

Crystal Palace

Christian Benteke – £30m (2016)

Stoke

Giannelli Imbula – £19m (2016)

Newcastle

Michael Owen – £17m (2005)

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Cristiano Ronaldo oo ka Xanaaqay Taageerayaal ku heesayey magaca Messi kulankii Club World Cup

(14-12-2017) Xiddiga kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa xanaaq ka muujiyey hadalo ay ku hadaaqayeen Taageerayaal ...

Taageerayaasha AC Milan oo Xalay ka oysiiyey Gianluigi Donnarumma iyo Bonucci oo Aamisiyey+Sawiro

(14-12-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta AC Milan ayaa Xalay soo qaatay boorar ay wax kaga sheegayaan Goolhayaha da.da ...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo baajiyey kulankii Maanta dhex mari lahaa Jubaland iyo Galmudug

(14-12-2017) Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Maanta ku dhawaaqay in labaajiyey kulan Cayaareedkii dhex mari lahaa dowlad Goboleedyada kala ...

Jose Mourinho Oo Warbaahinta Ku Eedeeyey Ixtiraam La’aan

(14-12-2017) Tabobaraha naadiga Manchester United, Jose Mourinho, ayaa ku eedeeyey warbaahinta inay kala jeclaystaan kooxaha, isla markaana aanay ...

Neymar oo Todobaadkii labaad laga waayey liiska PSG Sabab?

(13-12-2017) Cayaaryahanka Caalamka oo dhan ugu qaalisan ee Neymar ayaa markale laga waayey liiska Cayaartoyda Naadigiisa PSG oo ...

Magacyada iyo Sawirada 5 Cayaaryahan oo ay bisha Janaayo doonayaan Real Madrid

(13-12-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid ayaa lasheegayaa in ay doonayaan Cayaartoy dhoawr ah marka uu dib u ...

Laba Xiddig oo Caan ka ah Caalamka oo is Guursaday

(13-12-2017) Kabtanka xulka Kiriketka Hindiya Virat Kohli iyo atariishada caanka ah Anushka Sharma ayaa isku mehersaday dalka Talyaaniga, ...

Daawo Video Eden Hazard oo diidey biladii MOTM kulankii Xalay

(13-12-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea ee Eden Hazard ayaa diidey in uu gudoomo abaal marintii lagudoonsiiyey ee Cayaaryaahnka ...

Kooxda Newcastle United Oo Lagu Xaraashayo £300 Milyan

(13-12-2017) Mulkiilaha kooxda Newcastle United oo lagu magacaabo Mike Ashhley ayaa u dhow inuu qalinka ku duugo heshiis ...

Louis van Gaal” Jose Mourinho Waxa uu i Nacsiiyey in aan Daawado Cayaaraha Man United

(13-12-2017) Macalinkii hore ee kooxda Manchester United  Louis van Gaal ayaa Weerar ku qaaday qaab Cayaareedka Macalinka xiligaan ee ...

BBC oo markale kusoo wada bilaaban doona Garoonka

(13-12-2017) Xiddigaha kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Magacooda loosoo gaabiyo BBC ayaa lasheegayaa in uu ku soo ...

Pep Guardiola Oo Dafiray Inay Ciyaaryahadiisu Ka Bad-badiyeen Damaashaadka Guushii United

(13-12-2017) Tabobaraha kooxda Manchester City, Pep Guardiola oo”ku dhiiri galiyey” ciyaaryahanada naadigiisa, inay u damaashaadaan guushii Axadii 2-1 ...

Andre Silva oo Ronaldo codsigiisa u fulin doona bisha janaayo

(13-12-2017)Cristiano Ronaldo ayaa aad u xiiseynaya in Real Madrid ay soo qaadato AC Milan weeraryahankeeda Andre Silva suuqa ...

Real oo tababarkii ugu dambeeyay ugu jirta kulankeeda koowaad ee difaaashada tartanka Club World Cup +SAWIRRO

(13-12-2017) Macalinka reer France iyo kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka hadlay ka qeyb galka kooxdiisii Los ...

Kooxda Manchester United oo u diyaar u ah kulanka Bournemouth si kalsoonidii u soo celiyeen+SAWIRRO

(13-12-2017) Manchester United waxa ay soo dhaweyn doontaa kulan adag oo ka tirsan Premier League-ga Bournemouth. Dhinaca Mourinho waxa ay ...