Sunday, September 24th, 2017

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Spain oo soo afjartay 56 oo aan laga badin Talyaaniga

Published on September 2, 2017 by   ·   No Comments

(03-09-2017) Xulka qaranka dalka Spain ayaa dhulka ku jiidey dhigiisa Talyaaniga kadib markii ay cayaareen kulan katirsanaa isreeb reebka koobka aduunka iyaga oo ku garaacay 3-0.

Cayaartoyda Magaalada Madrid ee kala ah Isco Alvaro Morata ayaa soo gaba gabeeyey 56 kulan oo xiriir ah oo aan laga badin xulka qaranka Talyaaniga marka ay Timaado Cayaaraha isreeb reebka ah ee ay dheeshey waxaa kaloo ay si toos ah Spain ugu dhiibeen Hogaaminta Gruubka ay kuwada jiraan iyaga oo leh 19 dhibcood halka Talyaanigu leeyahaay 16 dhibcood.

Spain (4-3-3): De Gea; Carvajal, Pique, Ramos, Alba; Busquets, Iniesta (Morata 72), Koke; David Silva, Isco (Villa 89), Asensio (Saul Niguez 79)

Unused subs: Reina, Arrizabalaga, Nacho, Monreal, Azpilicueta, Alcantara, Pedro, Deulofeu, Aspas

Goals: Isco 12, 40, Morata 77

Manager: Julen Lopetegui

Italy (4-4-2): Buffon; Darmian, Bonucci, Barzagli, Spinazzola; Candreva (Bernardeschi 70), De Rossi, Verratti, Insigne; Belotti (Eder 70), Immobile (Gabbiadini 78)

Unused subs: Donnarumma, Perin, Rugani, Astori, Pellegrini, Conti, D’Ambrosio, Parolo, El Shaarawy

Bookings: Verratti 4, Bonucci 12

Manager: Giampiero Ventura

Referee: Bjorn Kuipers

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Kenya oo laga xayuubiyey Xuquuqdii marti gelinta koobka African Nations Championship (CHAN) 2018 Sabab?

(24-9-2017) Shir ay isugu yimaadeen Gudiga fulinta Xiriirka kubada Cagta Africa ee Caf ayaa lagu Go aamiyey dalka ...

AC Milan oo shaacisay Cayaartoyda u diyaarka ah kulanka Sampdoria iyo shax cusub oo uu dheeli doono Vincenzo Montella

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta AC Milan Vincenzo Montella ayaa soo bandhigay Cayaartoyda Naadigaas ee u diyaarka ah kulanka ...

Waa Maxay Nasiib darada kaga habsatay Gool dhalintii Cristiano Ronaldo?

(24-9-2017) Xiddiga Naadiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa shalay Xanaaq iyo madax xanuun kala baxay Garoonka kadib markii ...

Kadib Sadexleydii Alvaro Morata Chelsea oo qarka u saaran in ay jabiso Record u yaalay Arsenal?

(24-9-2017) kadib Guushii weyneyd ee ay Gaartay Chelsea kulankii Stoke City iyo Sadexleydii uu dhaliyey Alvaro Morata kooxda ...

Daawo Goos Gooska iyo sawirada bandhigii Paulo Dybala iyo Guushii Bianconeri

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Derby della Mole ee ay ladheeleen Naadiga ...

Romelu Lukaku kaligii oo aan ku soo laaban Magaalada Manchester welina baaqi ku ah Southampton Sabab?

(24-9-2017) Kadib Guushii ay ka gaareen kulankii ay lacayaareen Sabtigii kooxda Southampton .Cayaartoyda Manchester United ayaa ku soo laabtay Magaaladooda ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo Guul ka gaartay Kulankii Girona

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul ka Gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacayaareen kooxda Xiligaan soo ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Man United oo Guul Rafaad ah ka gaartay Southampton

(23-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa Guul dirqi ah ka Gaartay kulankii Xiisaha lahaa ee ay banaanka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.