Sunday, September 24th, 2017

Gianluigi Buffon oo xalay Taariikh Cusub ku soo kordhiyey kubada cagta yurub?

Published on September 2, 2017 by   ·   No Comments

(03-09-2017) Gianluigi Buffon ayaa wali sii wadda rikoor jabinta. goolhaayahaan Talyaaniga ah ayaa baal cusub ka galay kubada cagta qaaradda yurub kadib markii uu caawa matalay xulkiisa kulan ay guuldarada kalakulmeen Spain.

Xulka qaranka talyaaniga ayaa caawa la ciyaaray dhiggiisa Spain, waxuuna Buffon xulkiisa la wadaagay Guurdarro aysan ku qancin, waxuuse isagu noqday ciyaaryahanki u horeeyay ee qaarada yurub ee safta 170 kulan taariikhda.

Majiro ciyaaryaan kale oo xulalka yurub u ciyaaray xulkiisa muddo dheer iyo waliba aduunka. kaliya afar ciyaaryahaan ayaa ka sareeya Buffon.

Saddaxda ciyaaryahaan waxeey kala yihiin Ahmed Hassan oo 184kulan u saftay Maser. Al-Deayea oo 178kulan u saftay sacuudiga. iyo Claudio Suarez oo 178kulan i saftay Mexico.

Shabaq ilaaliyaha Juventus ayaa wuxuu noqon doonaa 40s ano jir bisha janaayo. haddii uu xulkiisa talyaaniga uu u safto in kabadan 15-kulan. Buffon waxa uu jabbin doonaa rikoorka aduunka.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Kenya oo laga xayuubiyey Xuquuqdii marti gelinta koobka African Nations Championship (CHAN) 2018 Sabab?

(24-9-2017) Shir ay isugu yimaadeen Gudiga fulinta Xiriirka kubada Cagta Africa ee Caf ayaa lagu Go aamiyey dalka ...

AC Milan oo shaacisay Cayaartoyda u diyaarka ah kulanka Sampdoria iyo shax cusub oo uu dheeli doono Vincenzo Montella

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta AC Milan Vincenzo Montella ayaa soo bandhigay Cayaartoyda Naadigaas ee u diyaarka ah kulanka ...

Waa Maxay Nasiib darada kaga habsatay Gool dhalintii Cristiano Ronaldo?

(24-9-2017) Xiddiga Naadiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa shalay Xanaaq iyo madax xanuun kala baxay Garoonka kadib markii ...

Kadib Sadexleydii Alvaro Morata Chelsea oo qarka u saaran in ay jabiso Record u yaalay Arsenal?

(24-9-2017) kadib Guushii weyneyd ee ay Gaartay Chelsea kulankii Stoke City iyo Sadexleydii uu dhaliyey Alvaro Morata kooxda ...

Daawo Goos Gooska iyo sawirada bandhigii Paulo Dybala iyo Guushii Bianconeri

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Derby della Mole ee ay ladheeleen Naadiga ...

Romelu Lukaku kaligii oo aan ku soo laaban Magaalada Manchester welina baaqi ku ah Southampton Sabab?

(24-9-2017) Kadib Guushii ay ka gaareen kulankii ay lacayaareen Sabtigii kooxda Southampton .Cayaartoyda Manchester United ayaa ku soo laabtay Magaaladooda ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo Guul ka gaartay Kulankii Girona

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul ka Gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacayaareen kooxda Xiligaan soo ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Man United oo Guul Rafaad ah ka gaartay Southampton

(23-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa Guul dirqi ah ka Gaartay kulankii Xiisaha lahaa ee ay banaanka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.