Tuesday, September 19th, 2017

Layaab!! Miyaad weli daawatay Mo Farah oo Gool dhaliyey iyo Jose Mourinho oo Goolhaye ah

Published on September 2, 2017 by   ·   No Comments

(02-09-2017) Waxaa Goordhow soo gaba gaboobey Cayaar aad u xiiso badanayd oo dhex martay laba Kooxood oo lagu kala magacaabay Team Ferdinand iyo Team Shearer Taas oo dhaqaale loogu ururinayey dadkii ku wax yeeloobey dhacdadii Game4Grenfell.

Kulankaan oo lagu dheeley Garoonka kooxda QPR ee ku yaala Magaalada London ayaa waxaa ka dhex muuqday Cayaartoy Caan ah sida oroduahanka Soomaaliyeed ee Sir Mo Farah Jose Mourinho iyo kuwo kaloo badan.

Cayaartaan ayaa ku dhamaatay bareejo 2-2 ah waxaana Goolashaas Mid ka mid ah dhaliyey Mo Farah oo ka mid ahaa kooxda Ferdinand kadib waxaa ladhigay Rigoorayaal ay 5-3 ku badiyeen Team Ferdinand.

MATCH FACTS

Team Ferdinand:

First half: Seaman, Gabbidon, Hill, Shephard, Wilson, Farah, Lewis, Spoony, Murs, Crouch, Mumford

Second half: Given, Glen, Bircham, Hill, Impey, Wretch 32, Merson, Wood, Duff, Pizzorno, Tempah

Goalscorers: Farah 2, Edwards 75

Team Shearer:

First half: James, Little, Walker, Jones, Mack, Campbell, Redknapp, Dornan, Sinclair, Sutton, Cohen

Second half: James (Mourinho), Little, Walker, Bay, Smith, Sinton (Cocker), Jones, Morris, Sinclair, Bullion, Badillo

Goalscorers: Sinclair 14, 49

Booked: Sinclair, Mourinho

Referee: Mark Halsey

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Arsene Wenger iyo Alex Ferguson oo caawa kulan Cayaareed markale isaga hor imaan doona Sabab?

(20-9-2017) Dunida kubada cagta Caalamka ayaa markale dib u Xasuusan doonta Caawa marka ay maqlaan Magacyada Macalimiintii mudada ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.