Sunday, September 24th, 2017

Lionel Messi oo lasheegay in uu Barcelona ka tagi doono 2018 Sabab?

Published on September 2, 2017 by   ·   No Comments

(03-09-2017) Cayaaryahyanka kooxda kubada cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa lasheegayaa in uu Naadigaas ka dhaqaajin doono Marka lagaaro Sanadka 2018 xiligaas oo uu dhamaan soono qandaraaska uu kula joogo kooxdiisa.

Lionel Messi ayaa lasheegayaa in uu diidey in uu heshiis cusub u Saxiixo Barcelona waxaana uu baajiyey xalad lagu balan sanaa oo ah tii lagu soo bandhigi lahaa heshiiska cusub ee uu u Saxiixi lahaa kooxda dalka Spain.

Wargeyska  Onda Cero . ayaa daabacay in Messi uu Barcelona ka ogolaaday in uu u Saxiixo heshiis cusub kahor intii uusan xirmin suuqa kala iibsiga Cayaartoyda balse Markii Barcelona ku fashilantay in ay keenaan Cayaartoy tayo leh uu gadaal uga istaagay heshiiskii uu Saxiixi lahaa waxaana laga soo xigtay in 2018 uu Macasalaameyn doono kooxdiisa.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Kenya oo laga xayuubiyey Xuquuqdii marti gelinta koobka African Nations Championship (CHAN) 2018 Sabab?

(24-9-2017) Shir ay isugu yimaadeen Gudiga fulinta Xiriirka kubada Cagta Africa ee Caf ayaa lagu Go aamiyey dalka ...

AC Milan oo shaacisay Cayaartoyda u diyaarka ah kulanka Sampdoria iyo shax cusub oo uu dheeli doono Vincenzo Montella

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta AC Milan Vincenzo Montella ayaa soo bandhigay Cayaartoyda Naadigaas ee u diyaarka ah kulanka ...

Waa Maxay Nasiib darada kaga habsatay Gool dhalintii Cristiano Ronaldo?

(24-9-2017) Xiddiga Naadiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa shalay Xanaaq iyo madax xanuun kala baxay Garoonka kadib markii ...

Kadib Sadexleydii Alvaro Morata Chelsea oo qarka u saaran in ay jabiso Record u yaalay Arsenal?

(24-9-2017) kadib Guushii weyneyd ee ay Gaartay Chelsea kulankii Stoke City iyo Sadexleydii uu dhaliyey Alvaro Morata kooxda ...

Daawo Goos Gooska iyo sawirada bandhigii Paulo Dybala iyo Guushii Bianconeri

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Derby della Mole ee ay ladheeleen Naadiga ...

Romelu Lukaku kaligii oo aan ku soo laaban Magaalada Manchester welina baaqi ku ah Southampton Sabab?

(24-9-2017) Kadib Guushii ay ka gaareen kulankii ay lacayaareen Sabtigii kooxda Southampton .Cayaartoyda Manchester United ayaa ku soo laabtay Magaaladooda ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo Guul ka gaartay Kulankii Girona

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul ka Gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacayaareen kooxda Xiligaan soo ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Man United oo Guul Rafaad ah ka gaartay Southampton

(23-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa Guul dirqi ah ka Gaartay kulankii Xiisaha lahaa ee ay banaanka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.