Sunday, December 17th, 2017

Zinedine Zidane oo Record layaab leh u dhigay Real Madrid?

Published on September 2, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(02-09-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa Record layaab leh u dhigay Naadigiisa kadib markii uu Macalinkaas Noqdey kii ugu qarashaka yaraa ee soo mara kooxdaas inta uu Madaxweynaha ka yahay Florentino Perez.

Zinedine Zidane ayaan lasoo Wareegin Cayaartoy waa weyn oo lacag badan ku fadhisa iyada oo Real Madrid ay caado u ahayd in ay lacagta ugu badan ku soo qaataan Xiddigo waa weyn oo u dheela kooxdaas.

Florentino Perez oo hada 70 Sano jir ah isla Markaana in badan madaxweyne ka ahaa Naadigaas ayaa Macalimiintii soo maray Real Madrid waxa ay qarasha gareeyeen lacag aad u badan sida Vicente del Bosque oo qarasha gareeyey 200 million euros Xili Cayaareedkii 2001-2002.

Sidoo kale Macalin  Carlo Ancelotti ayaa qarasha gareeyey aduun lacageed gaaraya 290m euros kadib markii uu soo qaatay Cayaartoy ay ka midyihiin James Rodriguez iyo Gareth Bale,sidoo kale Jose Mourinho ayaa qarasha gareeyey intii uu Joogey Real Madrid  128m euros.

Hadaba Macalin Zinedine Zidane oo Xili Cayaareedkii 3 aad Hogaaminaya Real Madrid ayaa qarasha gareeyey ilaa hada 82.5m euros lacagtaas oo uu kula soo wareegay 4m euros Marco Asensio, 26m euros Theo Hernandez, 30m euros on Alvaro Morata, 16.5m euros on Dani Ceballos, and 6m euros on Jesus Vallejo sidaa ayuuna ku dhigay Record Cusub maadaama uu Noqdey Macalinkii ugu qarashka yaraa ee soo mara kooxdaan intii uu Madaxweynaha ka ahaa Florentino Perez.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee iska leh diyaaradaha qaaska ah ee ugu qaalisan

(17-12-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo sawirada shanta Cayaaryahan ee cayaarta kubada Cagta ee leh diyaaradaha ...

Cristiano Ronaldo oo Shuruud adag ku xiray in uu sii joogo Real Madrid?

(17-12-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa lasheegayaa in uu shuruud adag ku xiray sii ...

DEG DEG: Kaka oo ku dhawaaqay in uu gebi ahaan ka fariistay Cayaarta Kubada cagta

(17-12-2017) Cayaaryahankii hore ee Xulka qaranka Braziil iyo Kooxda AC Milan Kaka ayaa ku dhawaaqay in uu gebi ...

FT: West Brom 1-2 Manchester United+Sawiro

(17-12-2017) Gooool  (JESSE LINGARD): (ROMELU LUKAKU) Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. West Brom: Foster, Nyom, Hegazi, Evans, ...

Layaab!! Kulan Cayaareed dalka Spain ah oo lagu kala badiyey 47 Gool iyo 0

(17-12-2017) Kulan katirsanaa Cayaaraha kooxaha dalka Spain Gaar ahaan Horyaalka Cayaartoyda da.da yar ee dalkaas ayaa lagu kala ...

AC Milan oo ay ku dhacday Guuldaradii ugu Xanuunka badanayd Xiligaan+Sawiro

(17-12-2017) Kooxda kubada Cagta AC Milan oo Maanta lacayaartay Naadiga Hellas Verona ayaa lakulantay Guuldaradii ugu xanuunka badanayd kadib ...

Manchester City oo ku dabaal degtay Manchester United kadib Guushii Xalay+Sawiro

(17-12-2017) Kadib Guushuii Naadiga Manchester City ay xalay ka gaadhay Tottenham ayaa Cayaartoyda kooxdaas waxa ay sameeyeen dabaal ...

Real Madrid Iyo Barcelona Oo Isku Baacsanaya Weeraryahanka Arthur

(17-12-2017) Real Madrid kuma faraxsana inay aragto sawirka sida hoose loo shaaciyey ee laacibka khadka dhexe uga ciyaara ...

Maxay ahayd Sababtii uu Kevin De Bruyne Sadex farood u taagay Markii uu Goolka ka dhaliyey Tottenham

(17-12-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Manchester City Kevin De Bruyne ayaa Xalay markii uu Gool ka dhaliyey Naadiga Tottenham ...

Sunderland oo soo afjartay 364 kulan oo aanay guul ku gaarin Garoonkeeda

(17-12-2017) Josh Maja goolkiisii koobaad ee horyaalka ayaa u horseeday kooxda baaxaa degaysa ee Sunderland guushii u horeysay ...

Manchester United oo doonaysa in ay soo yareeso farqiga dhibcaha u dhexeeya iyaga iyo hogaamiyaasha

(17-12-2017)Manchester United ayaan mar kale awoodi doonin inay Paul Pogba ugu yeerto kulanka ay ku wajahayaan West Brom ...

Heshiiska Ozil ee Arsenal oo dib u eegis lagu sameenayo

(17-12-2017)Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay Mesut Ozil inuu qandaraaska u cusbooneysiiyo kooxda. Heshiiska Ozil ...

Maxaad kala socotaa rikoorada ay dhigeen kooxda Real Madrid iyo C.Ronaldo markii ay koobka kooxaha adduunka qaadeen:

(17-12-2017)Maxaad kala socotaa rikoorada ay dhigeen kooxda Real Madrid iyo C.Ronaldo markii ay koobka kooxaha adduunka qaadeen: 1:Waa kooxdii ...

Ma jirto koox ka awood badan kooxda Manchester City kadib markii ay sii dheeraysatay hogaanka Horyaalka+SAWIRRO

(17-12-2017)Kooxda Kubada Cagta ee Manchester City ayaa sii dheeraystay hogaanka Horyaalka, kaddib markii ay 4-0 kaga adkaadeen dhigooda ...

Daawo: Cristiano Ronaldo oo Real Madrid u Suurta geliyey in ay Ku Guuleystaan koobka kooxaha aduunka

(17-12-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid ee dalka Spain ayaa ku Guuleysatay koobka kooxaha aduunka kadib markii ay ...