Monday, September 25th, 2017

Isco” Sergio Ramos waxa uu igu yiri Markaan adigu Tuur Laadka tooska ah ana Waxaan ugu jawaabay Waa Gool

Published on September 3, 2017 by   ·   No Comments

(03-09-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Isco oo Xalay layaab lahaa oo bulisyoon ah ka dhaliyey Talyaaniga ayaa sheegay in daafaca ay isku kooxda yihiin ee Sergio Ramos uu ku yiri adiga Tuur markaan ana waxaan ugu jawaabay hadii aad ii deyso waa Gool.

Isco oo loo doortay Cayaaryahankii ugu fiicnaa garoonka dhamaan intii dheeshey Cayaartii isreeb reebka koobka aduunka ee ay Talyaaniga kaga badiyeen 3-0 ayaa dhaliyey 2 Gool oo ka mid ah Goolashii ay kaga badiyeen dalkii Martida u ahaa.

Xiddigaan da.da yar ayaa sheegay in habeenkii xalay uu u ahaa kii ugu fiicnaa ee soo mara intii uu Cayaaryey kubada Cagta isaga oo sidoo kale yiri weligeey ma hilmaami doono Sababtoo ah dal weyn oo lagu ixtiraamo kubada Cagta ayaan ka dhaliyey 2 Gool oo muhiim ii ahayd.

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.