Tuesday, September 19th, 2017

Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Arsenal si toos ah uga iibisey Cadawgeeda

Published on September 3, 2017 by   ·   No Comments

(04-09-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Caan ah oo kooxda Arsenal si toos ah ay uga iibisey koox cadwgeeda ah ama ay ku tartamaan Horyaalka iyo koobabka kale ee la dheelo xili kasta.

Inta badan Kooxaha waa weyn ee kubada Cagata kama iibiyaan Cayaartoy koox ay ku dagaalamaan Horyaalka dalka ay kawada dhisanyihiin laakiin Arsenal sidaa kuma dhaqanto waxaana tuusaale loogu soo qaadan karayaa kii u danbeeyey ee ay ka iibiyeen Liverpool Alex Oxlade-Chamberlain.

Hadaba waa kuwee 7 daas Cayaaryahan?

7. Alex Oxlade-Chamberlain Liverpool

6. Gael Clichy Manchester City

5. Bacary Sagna Manchester City

4. Emmanuel Adebayor Manchester City

3. Ashley Cole Chelsea

2. Samir Nasri Manchester City

1. Robin van Persie Manchester United

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.