Friday, September 22nd, 2017

Cayaaryahan weyn oo Caan ka ah Braziil oo sheegay in Neymar uu ku qasaari doono ku biiritaankii PSG

Published on September 4, 2017 by   ·   No Comments

(04-09-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii koobka aduunka u qaaday dalka Braziil oo lagu Magacaabo Ramario ayaa sheegay in Xiddiga dhawaan ku biirey kooxda PSG ee Neymar uu ku qasaari dono u wareegitaankii kooxdaas isla Markaana uusan N0qon doonin kan ugu fiican Caalamka.

Romario ayaa sheegay in ay ahayd qalad uu Sameeyey Neymar markii uu ku biirey PSG mana ahayn ayuu yiri in uu aado halkaas mana Noqon doono ayuu yiri Xiddiga ugu fiican Caalamka.

Cayaaryahankii koobka aduunka u qaaday Braziil sanadkii 1994 tii ee Romario ayaa aaminsan in Neymar uu yahay Xiddig weyn oo kubada Cagta ah lakiin uu qaldamay markii uu u dhaqaaqay PSG Waxayna ay ahayd ayuu yiri in uu iska sii joogo Barcelona ama uu ku biiro kooxaha waa weyn ee qaadi karaya koobka Champions League iyo koobabka kale ay u tartamaaan.

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Sawirada Macalinka iyo Xiddigaha Man United oo diyaard qaas ahi u raacay Southampton

(23-9-2017) Macalinka Manchester United ku xigeenadiisa iyo Cayaartoyda Naadigaas ayaa diyaard qaas ah u raacay kulanka xiisaha badan ...

Wargeyska L’Équipe oo Marco Asensio u aqoonsaday Xiddiga ugu fiican Caalamka kuwa 21 ka Sano ka hooseeya

(23-9-2017) Wargeyska L'Équipe ee ka soo baxa dalka France ayaa abaal marin Gudoonsiiyey Cayaaryahanka Xulka Spain iyo Real ...

Liverpool iyo Man Utd oo ku dagaalamaya New Mbappe?

(23-9-2017) Kooxaha Horyaalka dalka England ee kala ah Liverpool iyo Manchester United ayaa isku haysta sida lacadeeyey Cayaaryahan ...

Daawo Sawirada Boqolaal Taageerayaasha Atletico Madrid ah oo sida geesiga u soo dhaweeyey Diego Costa

(22-9-2017) Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha kooxda Atletico Madrid ayaa si diiran u soo dhaweeyey Weeraryahanka dalka Spain ...

Gonzalo Higuain haloo diro Todobaadyo dalxiis ah waayo waxba uma hayo Juventus?

(22-9-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Caanka ahayd ee soo martay kooxda Juventus Fabrizio Ravanelli ayaa Weerar ku qaaday ...

Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Barcelona ku soo qaadan karto heshiiska Xorta ah si ay ugu badashaan Dembele,

(22-9-2017) Kadib dhaawicii soo gaaray Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Ousmane Dembele kaas oo lasheegay in uu dhaawac dheer ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya liiska Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka Spain

(22-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa Hogaanka u haya Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka ...

Alvaro Morata oo Fariin qoraaleed u qoray Xiddig Real Madrid ah muxuu u sheegey?

(22-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea Alvaro Morata ayaa lacadeeyey in uu fariin qoraaleed u qoray mid ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.