Monday, September 25th, 2017

Diego Costa oo laga Saaray liiska Cayaartoyda Chelsea ee koobka Champions League

Published on September 4, 2017 by   ·   No Comments

(04-09-2017) Waxaa lasoo saaray liiska Cayaartoyda kooxda Chelsea u matali doonta koobka Xiisaha badan ee UEFA Champions League iyada oo liiskaas laga saaray Xiddiga dalka Spain ee Diego Costa kaas oo dibad joog ah xiligaan Naadigiisa markii ay isku dheceen Macalinkiisa Antonio Conte.

Hadaaba ka bogo Magacyada Cayaartoyda Chelsea u matali doonta koobka Champions League?

Goalkeepers: Thibaut Courtois, Willy Caballero, Eduardo

Defenders: Davide Zappacosta, Victor Moses, Cesar Azpilicueta, David Luiz, Jake Clarke-Salter, Antonio Rudiger, Andreas Christensen, Gary Cahill, Marcos Alonso

Midfielders: Kenedy, N’Golo Kante, Kyle Scott, Tiemoue Bakayoko, Cesc Fabregas, Danny Drinkwater, Charly Musonda, Pedro, Willian, Eden Hazard

Forwards: Michy Batshuayi, Alvaro Morata.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.