Monday, September 25th, 2017

Sagaal Sano jir uu dhalay Weeraryahankii weynaa ee Patrick Kluivert oo Goolkiisii koowaad u dhaliyey Barcelona+Sawiro

Published on September 4, 2017 by   ·   No Comments

(04-09-2017) Wiil aad u da.yar oo uu dhalay Weeraryahankii weynaa ee dalka Holland iyo kooxda Barcelona Patrick Kluivert ayaa dhaliyey Goolkiisii koowaad ee Barcelona isaga oo muujiyey awooda uu u leeyahay in uu Noqdo mid la mid ah Aabihiis.

Shane Kluivert waa 9 sano jir barta kubada Cagta kuna sugan xerada ilmaha yar yar ee Naadigii uu Aabihii u Cayaari jirey ee Barcelona Waxa uu dhaliyey Gool cajiib ah oo ah kiisii koowaad iyada oo laqiyaasayo in uu wiilkaan yari noqon doono mid matali karaya Aabihii oo ahaa dhaliye laga danbeeyo.

Patrick Kluivert Waxa uu ahaa Cayaaryahan weyn oo u soo dheeley kooxo badan oo yurub ah sida Ajax AC Milan iyo Barcelona waxa uuna ku Guuleystey koobab badan hada Waxaa kubada Cagta Cayaara 3 wiil oo uu dhalay oo midka ugu weyni ka tirsanyahay kooxda waa weyn ee Ajax halka labada kale ay yihiin Cayaartoy da.yar oo leh mustaqbal wanaagsan.

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.