Saturday, December 16th, 2017

Tobanka wadan ee ay daawadeen dadkii ugu badnaa iseeb reebka koobka aduunka 2018

Published on September 4, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(04-09-2017) Waxaa lasoo Saaray 10 ka dal ee ka qayb gelaya isreeb reebka koobka aduunka 2018 ee Garoomada ay ku dheeleen ay soo galeen dadkii ugu badnaa waxaana Hogaaminaya dalalalkaas England.

Waxaa layaab leh in dalalka Iran iyo DR Congo ay kala galeen kaalimaha koowaad iyo labaad Waxaana Garoomada ay ku dheelayeen soo galay dadkii ugu badnaa mana ahan cel celis ahaan ee waa Garoomada ay hal mar soo galeen dadkii ugu badnaa.

2018 WORLD CUP QUALIFIERS – TOP 10 TEAMS BY HOME ATTENDANCES 
Team and Stadium Average Att.
England (Wembley) 82,243
DR Congo (Stade des Martyrs) 75,500
Iran (Azadi Stadium) 72,911
France (Various) 63,369
Japan (Saitama Stadium) 58,716
Mexico (Aztec Stadium) 57,194
Saudi Arabia (Various) 53,214
Poland (Stadion Narodowy) 52,908
Egypt (Borg El Arab Stadium) 52,500
Uruguay (Estadio Centenario) 49,478

Attendances in Holland (44,680), Argentina (42,816), Brazil (42,013), Germany (41,966), Spain (36,857) and Italy (30,707) have suffered from matches being taken around the country to smaller stadiums, whereas France have only played one game away from their 81,000-seater Stade de France – Sunday’s 0-0 draw with Luxembourg in Toulouse.

Instead, Iran (72,911), Japan (58,716), Mexico (57,194), Saudi Arabia (53,214), Poland (52,908) and Egypt (52,500) join DR Congo as less likely names in the top 10, boosted by the decision to host the majority of their home qualifiers at national

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Dhamaan Kulamada Sabtiga dhici doona iyo Saacada Geeska Africa ee midkastaa bilaaban doonto

(16-12-2017) Waxaa Sabtiga la cayaari doonaa kulamo aad u xiiso badan oo ah Horyaalada laxiiseeyo ee qaarada yurub ...

Warbixin: Tottenham ayaa ah kooxda kaliya ee Taako u dhigi karta Manchester City?

(15-12-2017) Tottenham ayaa Sabtida u safri doonta magaalada Manchester, halkaas oo ay garoonka Etihad kula ciyaari doonto kooxda ...

Carlo Ancelotti oo ku laaban doona kooxdiisii hore Chelsea?

(15-12-2017) Macalinka u dhashay dalka Talyaaniga ee Carlo Ancelotti ayaa lasheegayaa in uu dib ugu laaban doono Kooxdiisii hore ...

Daawo Sawiro Xul ah kulankii Puntland iyo Koofur Galbeed ee bareejada ku dhamaaday

(15-12-2017) Maamul Goboleedka Puntland ayaa mar kale bar baro heshay, waxaana ugu dambeyn ay xaqiijisay in ay kaalinta ...

Xiriirka FA ga oo Mourinho Ka Codsaday Inuu Sharaxo Kalmado Afkiisa Ka Soo Baxay

(15-12-2017) Tabobaraha naadiga Manchester United, Jose Mourinho, ayaa laga codsaday inuu sharaxaad ka soo bixiyo, weedho afkiisa ka ...

Dalka Spain oo qatar ugu jira in laga Ganaaxo koobka aduunka 2018 Sabab?

(15-12-2017) Warar Goordhow soo baxay ayaa sheegaya in Xiriirka kubada cagta Caalamka ee FIFA ay Go aan ka ...

Daawo Sawirada Paul Pogba oo markale dunida ka yaabiyey

(15-12-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Manchester United Ganaaxa kaga maqan ee Paul Pogba ayaa qaab Cusub oo layaab ...

Ronaldinho oo Habeen Sakhraamay bur buriyey Rajadiisii Maraykanka

(15-12-2017) Sannadkii 2010, Ronaldinho waxa uu ku jiray xaalad roog cas loogu diyaariyey waddanka Maraykanka oo kooxda Red ...

Wasiirka Cayaaraha Soomaaliya oo sheegtay in ay qabteen kaarar faalso ah oo lagu geli lahaa Garoonka Banaadir digniina dirtay?

(15-12-2017) Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo cayaaraha dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Khadiija Maxamed diiriye ayaa sheegtay in ay ...

FT: Puntland 1-1 K.Galbeed

(15-12-2017) Waxaa hada socota Cayaar xiiso badan oo u dhaxaysa ismaamul Goboleedyada kala ah Puntland iyo koofur Galbeed ...

Pep Guardiola oo bishii 3 aad ee Xiriir ah ku Guuleystey Macalinka bisha Horyaalka Premier League+Sawiro

(15-12-2017) Macalinka kooxda kubada cagta Manchester City Pep Guardiola ayaa ku Guuleystey Markii 3 aad ee Xiriir ah ...

Manchester United Oo Heegan Ugu Jirta Griezmann Oo Ka Tegaya Atletico Madrid

(15-12-2017) Manchester United ayaa heshay war ay ku faraxday, kaddib markii uu tababaraha Atletico Madrid shaaciyey in weeraryahanka ...

Mohamed Salah oo loo doortay Cayaaryahanka bisha ee Horyaalka Premier League

(15-12-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Liverpool Mohamed Salah ayaa ku guuleystey laacibka bisha Horyaalka Premier League dalka England taas oo ...

Xiddig kooxo badan yurub ah doonayaan oo kooxdiisa ay kala tagayan janaayo

(15-12-2017)  Ciyaaryahanka kooxda AS  Monaco Fabinho ayaa sheegay inuu doonayo inuu ka tago kooxda ka dhisan Ligue 1 ...

Pep Guardiola oo sheegay in wali uusan dhamaan tartanka horyaalka

(15-12-2017)  Macalinka kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa fariin udiray kooxaha ka ciyaara horyaaalka isaga oo sheegay in ...