Tuesday, September 19th, 2017

Chelsea ayaa qaadatay Go aankii ugu xumaa ee abid kooxi qaadato Sabab?

Published on September 5, 2017 by   ·   No Comments

(05-09-2017) Cayaaryaahnkii hore ee kooxda kubada Cagta Chelsea Ray Wilkins ayaa sheegay in Naadigiisii hore qaatay Go aankii ugu xumaa ee abid ay qaadato koox kubada Cagta dheesha/

Ray Wilkins ayaa sheegay in Go aanka qaldan ee ay qaadatay Chelsea uu ahaa Markii ay Manchester United ka iibiyeen Cayaaryahanka Nemanja Matic kaas oo ahaa sida uu aaminsanyahay Xiddigii ugu fiicnaa dhamaan inta Chelsea u Cayaartay Xiligii la soo dhaafay.

Kooxda Chelsea ayaa u ogolaatay Nemanja Matic in uu ku biiro koox kula dagaalamaysa Horyaalka dalka England kadib markii ay ka qaateen £40million Waxayse kala kulmeen Canbaarayn aad u badan sidoo kale Xiddiga ayaa wacadaro dhigay markii uu tegay Garoonka Old Trafford.

Manchester United ayaa Hogaanka u haysa Horyaalka Premier League kadib markii ay badiyeen 3 dii kulan ee ay dheeleen weliba iyada oo aan wax Gool ah shabaqiisa lataabsiin waxaana loo aaneynayaa in isbadalka ugu weyn uu yahay Nemanja Matic oo si wanaagsan u mareeyey khadka dhexe ee kooxdaas.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...

Daawo Sawirad Tababarka Real Madrid iyo Cristiano Ronaldo oo uu u dhamaaday ganaaxii

(19-9-2017) Kooxda kubada cagta Real Madrid ayaa samaysey diyaar garoow adag iyaga oo doonaya in ay ka guuleystaan ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.