Monday, September 25th, 2017

Cristiano Ronaldo oo ku soo laabtay Tababarka kooxdiisa Real Madrid xili hore

Published on September 5, 2017 by   ·   No Comments

(05-09-2017) Xiddiga xulka Portugal iyo Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa ku soo laabtay Tababarka Naadigiisa kadib markii uu soo gutey Waajibaadka Xulka dalkiisa oo uu u dheeley 2 Cayaarood oo isreeb reebka koobka aduunka ah.

Cristiano Ronaldo oo weli Ganaax kaga maqan kooxdiisa Real Madrid kulanka ay ladheeli doonaan Levante ayaa waqti hore bilaabay Tababarka kooxdiisa waxaana lagu arkay Valdebebas oo ah xarunta Tababarka Real Madrid waxaana Tababarka siinayey madaxa jir dhiska Naadiga ee Antonio Pintus.

Ronaldo ayaa lagu amaanaa in uu yahay Cayaaryahan jecel Tababarka sida uu horay u Cadeeyey Macalinkii hiore ee AC Milan Arrigo Sacchi kaas oo Waraysi uu bixiyey ku sheegey in xiligii uu Real Madrid Macalinka u ahaa Carlo Ancelloti Maalin uu ku balamiyey Xerada tababarka Real Madrid in uu booqasho ku yimaado waxaanan kasoo hor maray ayuu yiri Waqtigii aan ku balanay mudo hal saac Waxaan ugu imid ayuu yiri Cristiano Ronaldo oo kaligii Tababr qaadanaya waanan Sababta uu uga Fiicanyahay ayuu sii raaciyey Cayaartoyda kale.

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.