Sunday, September 24th, 2017

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Spain oo 8 Gool ku badisay iyo Alvaro Morata oo wacdaro dhigay

Published on September 5, 2017 by   ·   No Comments

(06-09-2017) Xulka qaranka dalka Spain ayaa ku sii dhawaanaya in ay xaqiijiyaan Cayaarista koobka aduunka 2018 kadib markii ay 8-0 kaga badiyeen dalka Liechtenstein.

Goolasha faraha badan ee dalka Spain waxaa min 2 ka mid ah dhaliyey Weeraryaahnka cusub ee kooxda Chelsea Alavro Morata iyo Iago Aspas iyada oo siweyn loo amaanay Cayaaryahan Alvaro Morata oo wacadaro dhigay kulankaan.

Spain ayaa 22 dhibcood ku hogaamineysa Gruubka ay kujiraan waxaana kaalinta labaad ah Xiligaan Talyaaniga oo 1-0 dirqi ah laga badiyey Israel oo marti u ahayd waxa ayna leeyihiin 19 dhibcood.

MATCH FACTS

Liechtenstein: Jehle, Quintans (Yildiz 60), Kaufmann, Malin, Martin Buchel, Polverino (Aron Sele 78), Wieser, Salanovic, Goppel, Burgmeier (Sandro Wolfinger 83), Hasler

Subs not used: Hobi, Brandle, Fabio Wolfinger, Ritter, Frick, Erne, Mathias Sele, Hofer, Majer

Booked: Wieser

Spain: de Gea, Pedro, Pique, Sergio Ramos (Nacho 45), Monreal, Thiago, Busquets, Iniesta, Isco (Deulofeu 56), Morata, Silva (Aspas 45)

Subs not used: Arrizabalaga, Azpilicueta, Bartra, Saul, Suso, Jordi Alba, Vazquez, Asensio, Reina

Goalscorers: Ramos 3, Morata 15, 54, Isco 16, Silva 39, Aspas 51, 63, Deulofeu 89

Booked: Busquets

Referee: Ivaylo Stoyanov

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Kenya oo laga xayuubiyey Xuquuqdii marti gelinta koobka African Nations Championship (CHAN) 2018 Sabab?

(24-9-2017) Shir ay isugu yimaadeen Gudiga fulinta Xiriirka kubada Cagta Africa ee Caf ayaa lagu Go aamiyey dalka ...

AC Milan oo shaacisay Cayaartoyda u diyaarka ah kulanka Sampdoria iyo shax cusub oo uu dheeli doono Vincenzo Montella

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta AC Milan Vincenzo Montella ayaa soo bandhigay Cayaartoyda Naadigaas ee u diyaarka ah kulanka ...

Waa Maxay Nasiib darada kaga habsatay Gool dhalintii Cristiano Ronaldo?

(24-9-2017) Xiddiga Naadiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa shalay Xanaaq iyo madax xanuun kala baxay Garoonka kadib markii ...

Kadib Sadexleydii Alvaro Morata Chelsea oo qarka u saaran in ay jabiso Record u yaalay Arsenal?

(24-9-2017) kadib Guushii weyneyd ee ay Gaartay Chelsea kulankii Stoke City iyo Sadexleydii uu dhaliyey Alvaro Morata kooxda ...

Daawo Goos Gooska iyo sawirada bandhigii Paulo Dybala iyo Guushii Bianconeri

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Derby della Mole ee ay ladheeleen Naadiga ...

Romelu Lukaku kaligii oo aan ku soo laaban Magaalada Manchester welina baaqi ku ah Southampton Sabab?

(24-9-2017) Kadib Guushii ay ka gaareen kulankii ay lacayaareen Sabtigii kooxda Southampton .Cayaartoyda Manchester United ayaa ku soo laabtay Magaaladooda ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo Guul ka gaartay Kulankii Girona

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul ka Gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacayaareen kooxda Xiligaan soo ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Man United oo Guul Rafaad ah ka gaartay Southampton

(23-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa Guul dirqi ah ka Gaartay kulankii Xiisaha lahaa ee ay banaanka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.