Tuesday, September 19th, 2017

Dele Alli oo qarka u saaran in laganaaxo mudo dheer kadib markii uu farta dhexe u taagay Kyle Walker+Sawiro

Published on September 5, 2017 by   ·   No Comments

(05-09-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Tottenmham iyo xulka dalka England Dele Alli ayaa lasheegayaa in uu muteysan doono Ganaax aad u adag kadib markii uu farta dhexe u taagay daafaca ay u wada dheelaan xulka England ee Kyle Walker.

Xiriirka FA ga dalka England ayaa shaaca ka qaaday in ay baaritaan ku samayn doonaan wixii keenay in Cayaaryaahnka Dele Alli in uu Caayo oo uu farta dhexe u taago daaficii ay wada dheeli jireen Tottenham ee Kyle Walker intii ay socotey Cayaartii xulka England ay 2-1 kaga badiyeen dalka Slovaki.

Sidoo kale Xiriirka kubada Cagta Caalmaka ee FIFA ayaa sheegay in ay dhankooda ganaax ka soo saari doonaan waxa uu Sameeyey Cayaaryahan Dele Alli kaas oo muteysan karaya in Cayaaraha laga joojiyo mudo dheer.

Xulka dalka England ayaa Xalay 2-1 kaga badiyey dalka Slovakia iyaga oo qarka u saaran in ay u soo baxaan koobka aduunka 2018 waxaana Goolasha u kala dhaliyey Xiddigaha Eric Dier oo  Tottenham u dheela iyo 19 Sano jirka u cayaara Manchester United ee Marcus Rashford.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.