Friday, September 22nd, 2017

Dhamaan kulamada Xiisaha badan ee Maanta iyo Caawa laga dheelayo Caalamka iyo Saacadaha geeska Africa ee ay bilaaban doonaan?

Published on September 5, 2017 by   ·   No Comments

(05-09-2017) Waxaa maanta iyo caawa laga dheeli doonaa dhamaan caalamka Cayaaro ku tirsan isreeb reebka koobka aduunka 2018 lagu qaban doono dalka Ruushaka waxaanan idiin soo gudbin doonaa kulan kasta Saacada geeska Africa ee uu bilaaban doono.

Dhamaan cayaaraha Maanta iyo Caawa.

09:45 Austria vs Georgia
09:45 Ireland vs Serbia
09:45 Moldova vs Wales
09:45 FYR Macedonia vs Albania
09:45 Italy vs Israel
09:45 Liechtenstein vs Spain
09:45 Iceland vs Ukraine
09:45 Kosovo vs Finland
09:45 Turkey vs Croatia
September 5
11:00 Bolivia vs Chile
11:30 Colombia vs Brazil
06:00 Iran vs Syria
06:00 Qatar vs China
06:00 Uzbekistan vs South Korea
01:00 Australia vs Thailand
05:00 Iraq vs U.A.E.
08:30 Saudi Arabia vs Japan
08:30 DR Congo vs Tunisia
10:30 Algeria vs Zambia
08:30 Ivory Coast vs Gabon
10:00 Mali vs Morocco
08:00 South Africa vs Cape Verde
09:00 Burkina Faso vs Senegal
05:30 Congo vs Ghana
09:00 Egypt vs Uganda
06:00 Solomon Islands vs New Zealand
99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Sawirada Macalinka iyo Xiddigaha Man United oo diyaard qaas ahi u raacay Southampton

(23-9-2017) Macalinka Manchester United ku xigeenadiisa iyo Cayaartoyda Naadigaas ayaa diyaard qaas ah u raacay kulanka xiisaha badan ...

Wargeyska L’Équipe oo Marco Asensio u aqoonsaday Xiddiga ugu fiican Caalamka kuwa 21 ka Sano ka hooseeya

(23-9-2017) Wargeyska L'Équipe ee ka soo baxa dalka France ayaa abaal marin Gudoonsiiyey Cayaaryahanka Xulka Spain iyo Real ...

Liverpool iyo Man Utd oo ku dagaalamaya New Mbappe?

(23-9-2017) Kooxaha Horyaalka dalka England ee kala ah Liverpool iyo Manchester United ayaa isku haysta sida lacadeeyey Cayaaryahan ...

Daawo Sawirada Boqolaal Taageerayaasha Atletico Madrid ah oo sida geesiga u soo dhaweeyey Diego Costa

(22-9-2017) Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha kooxda Atletico Madrid ayaa si diiran u soo dhaweeyey Weeraryahanka dalka Spain ...

Gonzalo Higuain haloo diro Todobaadyo dalxiis ah waayo waxba uma hayo Juventus?

(22-9-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Caanka ahayd ee soo martay kooxda Juventus Fabrizio Ravanelli ayaa Weerar ku qaaday ...

Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Barcelona ku soo qaadan karto heshiiska Xorta ah si ay ugu badashaan Dembele,

(22-9-2017) Kadib dhaawicii soo gaaray Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Ousmane Dembele kaas oo lasheegay in uu dhaawac dheer ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya liiska Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka Spain

(22-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa Hogaanka u haya Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka ...

Alvaro Morata oo Fariin qoraaleed u qoray Xiddig Real Madrid ah muxuu u sheegey?

(22-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea Alvaro Morata ayaa lacadeeyey in uu fariin qoraaleed u qoray mid ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.