Tuesday, September 19th, 2017

Gianluigi Buffon oo Magacaabay Cayaaryaahnkii ugu dhibkaa badnaa ee abid ka horyimaada

Published on September 5, 2017 by   ·   No Comments

(05-09-2017) Goolhayaha kooxda kubada Cagta Juventus iyo Xulka Talyaaniga  Gianluigi Buffon ayaa shaaca ka qaaday Magaca Cayaaryaahnkii ugu dhibka badnaa ee uu ugu cabsida badnaa marka uu ka hor yimaado kaas oo uu ku sheegay in uu ahaa Xiddigii dalka Braziil ee Luis Ronaldo.

Gianluigi Buffon oo ka jawaabayey Su aal ahayd kumuu ahaa Weeraryahankii aad ugu necbeyd in uu kaa soo horjeesto ayaa Waxa uu sheegay in uu aad u necbaa Xiddigii weynaa ee Xulka Braziil Luis Ronaldo kaas oo uu ku sheegay in uu ahaa Weeraryahankii ugu fiicnaa ee Caalamka soo mara mana aanan lakumin ayuu yiri qof iiga dhib badan oo aan ka hor imaado.

Buffon ayaa sheegay in Ronaldo uu lahaa heybad u gaar ah oo uu dheeraa Weeraryahanada kale isaga oo yiri Waxa uu ahaa mid dhamaystiran isku darsaday Xoog orod iyo farsamo mana ahayn ayuu yiri mid aad qiyaasi karayso sida uu Gool kaaga dhalin doono aad ayaanan u necbaa marka uu iga soo horjeedo.

RONALDO’S CAREER

Club league games: 343

Club league goals: 247

 International games: 98

International goals: 62

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...

Daawo Sawirad Tababarka Real Madrid iyo Cristiano Ronaldo oo uu u dhamaaday ganaaxii

(19-9-2017) Kooxda kubada cagta Real Madrid ayaa samaysey diyaar garoow adag iyaga oo doonaya in ay ka guuleystaan ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.