Monday, September 25th, 2017

Manchester United oo Barcelona ku Garaacday Saxiixa Xiddiga Arnau Puigmal+Sawiro

Published on September 5, 2017 by   ·   No Comments

(05-09-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ee dalka England ayaa ku Guuleysatay dagaal ay lagashay dhigeeda Barcelona oo ay wada doonayeen Cayaaryahanka da.da yar ee lagu Magacaabo Arnau Puigmal kaas oo ay kala soo Wareegeen Naadiga Espanyol.

Arnau Puigmal.ayaa ah 16 Sano jir ka tirsan Xulka dalka Spain ee da.ahaan ka hooseeya 18 sano khadka dhexena ka dheela ayaa Manchester United u Saxiixay heshiis shan sano ah oo uu kooxdaas ugu dheeli doono waxaana uu ka mid noqon doonaa kooxda yar yar ee Naadigaas.

Wiilkaan da.da yar ayaa waxaa baadi goobayey koooxo badan oo yurub ah oo ay ugu sii daranayd Barcelona balse Macalin Jose Mourinho ayaa ku dadaalay in uu Gacanta ku dhigo taas oo uu ku Guuleystey ugu danbayn.

 

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.