Sunday, September 24th, 2017

Syria oo laba kulan oo bug bax ah ka xigto in ay dheelaan koobka aduunka 2018 bareejana lagalay Iran+Sawiro

Published on September 5, 2017 by   ·   No Comments

(06-09-2017) Xulka qaranka dalka Syria ayaa weli Rajo kaleh in ay u soo baxaan koobka aduunka 2018 kadib markii ay Gool bareejo ah ka dhaliyeen Iran oo ay Garoonkeeda kula dheeleen.

Dalalka Iran iyo South Korea in ay u soo bexeen koobka adunka 2018 halka dalka dagaaladu hala keeyeen ee Syria ay ku dhamaysteen kaalinta 3 aad taas oo u Saamaxaysa in ay dheelaan laba kulan oo play-off ah.

Syria ayaa Goolka bareejada ah waxaa u dhaliyey kulankii maanta dhamaadkii Cayaarta gaar ahaan waqtigii dheeriga ahaa Cayaaryahankooda Omar Al Somah goolkaas oo Cayaarta ka dhigay in ay ku dhamaato bareejo 2-2 ah iyada oo lagu dheeley Magaalada Tehran ee Caasimada Iran.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Kenya oo laga xayuubiyey Xuquuqdii marti gelinta koobka African Nations Championship (CHAN) 2018 Sabab?

(24-9-2017) Shir ay isugu yimaadeen Gudiga fulinta Xiriirka kubada Cagta Africa ee Caf ayaa lagu Go aamiyey dalka ...

AC Milan oo shaacisay Cayaartoyda u diyaarka ah kulanka Sampdoria iyo shax cusub oo uu dheeli doono Vincenzo Montella

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta AC Milan Vincenzo Montella ayaa soo bandhigay Cayaartoyda Naadigaas ee u diyaarka ah kulanka ...

Waa Maxay Nasiib darada kaga habsatay Gool dhalintii Cristiano Ronaldo?

(24-9-2017) Xiddiga Naadiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa shalay Xanaaq iyo madax xanuun kala baxay Garoonka kadib markii ...

Kadib Sadexleydii Alvaro Morata Chelsea oo qarka u saaran in ay jabiso Record u yaalay Arsenal?

(24-9-2017) kadib Guushii weyneyd ee ay Gaartay Chelsea kulankii Stoke City iyo Sadexleydii uu dhaliyey Alvaro Morata kooxda ...

Daawo Goos Gooska iyo sawirada bandhigii Paulo Dybala iyo Guushii Bianconeri

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Derby della Mole ee ay ladheeleen Naadiga ...

Romelu Lukaku kaligii oo aan ku soo laaban Magaalada Manchester welina baaqi ku ah Southampton Sabab?

(24-9-2017) Kadib Guushii ay ka gaareen kulankii ay lacayaareen Sabtigii kooxda Southampton .Cayaartoyda Manchester United ayaa ku soo laabtay Magaaladooda ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo Guul ka gaartay Kulankii Girona

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul ka Gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacayaareen kooxda Xiligaan soo ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Man United oo Guul Rafaad ah ka gaartay Southampton

(23-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa Guul dirqi ah ka Gaartay kulankii Xiisaha lahaa ee ay banaanka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.