Saturday, December 16th, 2017

10 ka Waxyaabood ee xiisaha leh ee uu lasoo laaban doono Horyaalka Premier League+Sawiro

Published on September 6, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(07-09-2017) Todobaadka soo socda waxaa dib u bilaaban doona Horyaalka  Premier League dalka England oo la joojiyey kadib markii loo baxay Cayaaraha isreeb reebka koobka aduun 2018 oo ay Cayaartoydu u dheelayeen dalalkooda.

Hadaba Horyaalka  Premier League ayaa lasoo laaban doona 10 Wax yaabood oo aad u xiiso badan.

1 Arsene Wenger oo kooxda Bournemouth Sabtiga ku marti gelin doona Garoonka Emirates Stadium Waxaana lasheegayaa in hadii laga badiyo ama xitaa uu bareejo galo uu dhici doono Kacdoonkii ugu adkaa ee looga soo horjeedo.

2 Cayaartoydii ladagaashay kooxahooda ee Taageerayaashu ku tilmaameen eyga in ay la mid yihiin oo ku soo laaban doona kooxahooda markii uu suuqu ku xirmay kuwaas oo kala ah Philippe Coutinho, Virgil van Dijk of Southampton iyo Alexis Sanchez iyada oo lafilayo in qaarkood ay ku orin doonaan Taageerayaasha Todobaadka soo socda daawan doona Cayaaraha England.

3 MANCHESTER CITY iyo LIVERPOOL oo dheeli doona duhurnimada sabtiga xiliga qadada iyada oo ay jirto in labada Macalin ee  Pep Guardiola iyo Jurgen Klopp ay dagaal masaxeed isku mariyeen Warbaahinta kulankaas oo ah kan ugu weyn ee dhici doona Todobaadka soo laabshada.

4 Wayne Rooney oo ku soo laaban doona Garoomada xili uu dhexda kataaganyahay fadeexad markii laqabtay isaga oo Cabsan gaarina kaxaynaya waxaa kaloo jira in 2 Todobaad laga ganaaxay Mushaarka kooxda Everton.

5 Alex Oxlade-Chamberlain’oo ka soo muuqan doona Liverpool kadib Go aankii layaabka lahaa ee ku doortay Naadigaas kuna diidey Chelsea oo heshiiska shaqsiga ah lagaartay.

6 Macalimiinta Slaven Bilic West Ham iyo Crystal Palace’s Frank de Boer ayaa Todobaadka soo socda dheeli doona iyaga oo miiska saaran hadii laga badiyana macasalaameyn doona kooxaha ay Hogaamiyaan kadib Guuldarooyin xiriir ah oo ay lakulmeen.

7 Renato Sanches oo ka soo muuqan doona Markiisii koowaad Horyaalka Dalka England isaga oo u dheeli doona Swansea City oo heshiis amaah ah kaga soo qaadatay Bauyern Munich.

8 Mesut Ozil oo lays weydiinayo in uu iska mayri doono Canbaareyntii Kulamadii 3 da ahaa ee uu u dheeley Arsenal iyada oo lagu tilmaamay in uu yahay laysi.

9 Manchester United oo Todobaadka soo socda dheeli doonta iyada oo Horyaalka Premier League ku hogaamineysa Record boqolkiiba boqol ah ma difaacan doonta mise Stoke ayaa galaafan doonta.

10 Taageerayasha Premier League oo ku faraxsan in ay dhamaadeen Cayaarihii isreeb reebka ee hakadka geliyey Cayaarihii xiisaha ku hayey ee u socdey iyaga oo soo buux dhaafin doona Garoomada.

Kulamada Todobaadka soo socda dhici doona.

SATURDAY

12.30pm

Man City v Liverpool

3pm

Arsenal v Bournemouth

Brighton v West Brom

Everton v Tottenham

Leicester v Chelsea

Southampton v Watford

5.30pm

Stoke v Man Utd

SUNDAY

1.30pm

Burnley v Crystal Palace

4pm

Swansea v Newcastle

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Dhamaan Kulamada Sabtiga dhici doona iyo Saacada Geeska Africa ee midkastaa bilaaban doonto

(16-12-2017) Waxaa Sabtiga la cayaari doonaa kulamo aad u xiiso badan oo ah Horyaalada laxiiseeyo ee qaarada yurub ...

Warbixin: Tottenham ayaa ah kooxda kaliya ee Taako u dhigi karta Manchester City?

(15-12-2017) Tottenham ayaa Sabtida u safri doonta magaalada Manchester, halkaas oo ay garoonka Etihad kula ciyaari doonto kooxda ...

Carlo Ancelotti oo ku laaban doona kooxdiisii hore Chelsea?

(15-12-2017) Macalinka u dhashay dalka Talyaaniga ee Carlo Ancelotti ayaa lasheegayaa in uu dib ugu laaban doono Kooxdiisii hore ...

Daawo Sawiro Xul ah kulankii Puntland iyo Koofur Galbeed ee bareejada ku dhamaaday

(15-12-2017) Maamul Goboleedka Puntland ayaa mar kale bar baro heshay, waxaana ugu dambeyn ay xaqiijisay in ay kaalinta ...

Xiriirka FA ga oo Mourinho Ka Codsaday Inuu Sharaxo Kalmado Afkiisa Ka Soo Baxay

(15-12-2017) Tabobaraha naadiga Manchester United, Jose Mourinho, ayaa laga codsaday inuu sharaxaad ka soo bixiyo, weedho afkiisa ka ...

Dalka Spain oo qatar ugu jira in laga Ganaaxo koobka aduunka 2018 Sabab?

(15-12-2017) Warar Goordhow soo baxay ayaa sheegaya in Xiriirka kubada cagta Caalamka ee FIFA ay Go aan ka ...

Daawo Sawirada Paul Pogba oo markale dunida ka yaabiyey

(15-12-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Manchester United Ganaaxa kaga maqan ee Paul Pogba ayaa qaab Cusub oo layaab ...

Ronaldinho oo Habeen Sakhraamay bur buriyey Rajadiisii Maraykanka

(15-12-2017) Sannadkii 2010, Ronaldinho waxa uu ku jiray xaalad roog cas loogu diyaariyey waddanka Maraykanka oo kooxda Red ...

Wasiirka Cayaaraha Soomaaliya oo sheegtay in ay qabteen kaarar faalso ah oo lagu geli lahaa Garoonka Banaadir digniina dirtay?

(15-12-2017) Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo cayaaraha dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Khadiija Maxamed diiriye ayaa sheegtay in ay ...

FT: Puntland 1-1 K.Galbeed

(15-12-2017) Waxaa hada socota Cayaar xiiso badan oo u dhaxaysa ismaamul Goboleedyada kala ah Puntland iyo koofur Galbeed ...

Pep Guardiola oo bishii 3 aad ee Xiriir ah ku Guuleystey Macalinka bisha Horyaalka Premier League+Sawiro

(15-12-2017) Macalinka kooxda kubada cagta Manchester City Pep Guardiola ayaa ku Guuleystey Markii 3 aad ee Xiriir ah ...

Manchester United Oo Heegan Ugu Jirta Griezmann Oo Ka Tegaya Atletico Madrid

(15-12-2017) Manchester United ayaa heshay war ay ku faraxday, kaddib markii uu tababaraha Atletico Madrid shaaciyey in weeraryahanka ...

Mohamed Salah oo loo doortay Cayaaryahanka bisha ee Horyaalka Premier League

(15-12-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Liverpool Mohamed Salah ayaa ku guuleystey laacibka bisha Horyaalka Premier League dalka England taas oo ...

Xiddig kooxo badan yurub ah doonayaan oo kooxdiisa ay kala tagayan janaayo

(15-12-2017)  Ciyaaryahanka kooxda AS  Monaco Fabinho ayaa sheegay inuu doonayo inuu ka tago kooxda ka dhisan Ligue 1 ...

Pep Guardiola oo sheegay in wali uusan dhamaan tartanka horyaalka

(15-12-2017)  Macalinka kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa fariin udiray kooxaha ka ciyaara horyaaalka isaga oo sheegay in ...