Thursday, December 14th, 2017

Daawo Sawirada Labada Cayaaryahan ee Caalamka ugu qaalisan oo kulmay markii koowaad

Published on September 6, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(06-09-2017) Cayaartoyda kooxda kubada Cagta PSG ee kala ah Kylian Mbappe iyo Neymar ayaa markii koowaad ku kulmay Xerada Tababarka kooxdaas kadib markii ay ka soo laabteen Wajibaadka qaranmadooda oo ay usoo dheeleen Cayaaraha isreeb reebka koobka aduunka 2018.

Kylian Mbappe iyo Neymar oo ku fadhiya aduun lacageed gaaraya £364m ayaa isku diyaariaya in ay Kooxdooda u dheelaan kulamada Ligue 1 ka iyo koobka UEFA Champions League kuwaas oo ay doonayaan in u qaadaan Naadiga dalka France,

Kylian Mbappe oo ah 18 Sano jir u dhashay dalka France ayaa isku diyaarinaya kulankii koowaad ee uu u dheelo kooxdiisa PSG oo Monaco kaga soo iibsatay aduun lacageed Gaaraya £166m halka Neymar uu uga soo biirey Barcelona oo looga iibsaday £198m waana labada Cayaaryahan ee Caalamka oo dhan ugu qaalisan.

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Taageerayaasha AC Milan oo Xalay ka oysiiyey Gianluigi Donnarumma iyo Bonucci oo Aamisiyey+Sawiro

(14-12-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta AC Milan ayaa Xalay soo qaatay boorar ay wax kaga sheegayaan Goolhayaha da.da ...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo baajiyey kulankii Maanta dhex mari lahaa Jubaland iyo Galmudug

(14-12-2017) Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Maanta ku dhawaaqay in labaajiyey kulan Cayaareedkii dhex mari lahaa dowlad Goboleedyada kala ...

Jose Mourinho Oo Warbaahinta Ku Eedeeyey Ixtiraam La’aan

(14-12-2017) Tabobaraha naadiga Manchester United, Jose Mourinho, ayaa ku eedeeyey warbaahinta inay kala jeclaystaan kooxaha, isla markaana aanay ...

Neymar oo Todobaadkii labaad laga waayey liiska PSG Sabab?

(13-12-2017) Cayaaryahanka Caalamka oo dhan ugu qaalisan ee Neymar ayaa markale laga waayey liiska Cayaartoyda Naadigiisa PSG oo ...

Magacyada iyo Sawirada 5 Cayaaryahan oo ay bisha Janaayo doonayaan Real Madrid

(13-12-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid ayaa lasheegayaa in ay doonayaan Cayaartoy dhoawr ah marka uu dib u ...

Laba Xiddig oo Caan ka ah Caalamka oo is Guursaday

(13-12-2017) Kabtanka xulka Kiriketka Hindiya Virat Kohli iyo atariishada caanka ah Anushka Sharma ayaa isku mehersaday dalka Talyaaniga, ...

Daawo Video Eden Hazard oo diidey biladii MOTM kulankii Xalay

(13-12-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea ee Eden Hazard ayaa diidey in uu gudoomo abaal marintii lagudoonsiiyey ee Cayaaryaahnka ...

Kooxda Newcastle United Oo Lagu Xaraashayo £300 Milyan

(13-12-2017) Mulkiilaha kooxda Newcastle United oo lagu magacaabo Mike Ashhley ayaa u dhow inuu qalinka ku duugo heshiis ...

Louis van Gaal” Jose Mourinho Waxa uu i Nacsiiyey in aan Daawado Cayaaraha Man United

(13-12-2017) Macalinkii hore ee kooxda Manchester United  Louis van Gaal ayaa Weerar ku qaaday qaab Cayaareedka Macalinka xiligaan ee ...

BBC oo markale kusoo wada bilaaban doona Garoonka

(13-12-2017) Xiddigaha kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Magacooda loosoo gaabiyo BBC ayaa lasheegayaa in uu ku soo ...

Pep Guardiola Oo Dafiray Inay Ciyaaryahadiisu Ka Bad-badiyeen Damaashaadka Guushii United

(13-12-2017) Tabobaraha kooxda Manchester City, Pep Guardiola oo”ku dhiiri galiyey” ciyaaryahanada naadigiisa, inay u damaashaadaan guushii Axadii 2-1 ...

Andre Silva oo Ronaldo codsigiisa u fulin doona bisha janaayo

(13-12-2017)Cristiano Ronaldo ayaa aad u xiiseynaya in Real Madrid ay soo qaadato AC Milan weeraryahankeeda Andre Silva suuqa ...

Real oo tababarkii ugu dambeeyay ugu jirta kulankeeda koowaad ee difaaashada tartanka Club World Cup +SAWIRRO

(13-12-2017) Macalinka reer France iyo kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka hadlay ka qeyb galka kooxdiisii Los ...

Kooxda Manchester United oo u diyaar u ah kulanka Bournemouth si kalsoonidii u soo celiyeen+SAWIRRO

(13-12-2017) Manchester United waxa ay soo dhaweyn doontaa kulan adag oo ka tirsan Premier League-ga Bournemouth. Dhinaca Mourinho waxa ay ...

Kooxda Chelsea maxay ugu dhigantahay guushii waynayd ee ka gaartay kooxdaHuddersfield +SAWIRRO

(13-12-2017) Chelsea ayaa ka soo kabsatay guuldaradii West Ham ka soo gaadhay kadib markii ay cadho wayn kula soo ...