Thursday, December 14th, 2017

Falanqeeyihii ugu weynaa kubada Cagta ayaa kafariistay shaqada BBC Sports

Published on September 6, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(06-09-2017) Falanqeeyihii ugu weynaa kubbadda cagta ee idaacadda BBC ayaa shaaciyey inuu ka fadhiisanayo shaqada faalaynta ciyaaraha oo uu kusoo jiray muddo ka badan 50 sannadood.

John Motson oo 72 jir ah ayaa soo gebo-gabaynaya 50 sannadood oo xidhiidh ah oo uu ka shaqaynayay ciyaaraha, kaas oo si toos ah u tebiyey 10 koob adduun, 10 tartan oo Euro ah, 29 ciyaarood oo finalka FA Cup ah iyo 200 ciyaarood oo xulka qaranka England uu saftay.

“Aad ayaan u jeclaa wakhtigaygii falan-qaynta ciyaaraha ee BBC Sport” sidaas ayuu yidhi Motson.

“Nasiib igu filan ayaan u lahaa inaan goob joog u noqdo wakhtiyadii ugu wanaagsanaa ee kubadda cagta oo aan tallaabooyin yar u jiro garoonka gudihiisa. Xaqiiqadii aad ayaan u nasiib badnaa.” ayuu raaciyey.

Motson waxa uu sheegay in aanu gebi ahaanba joojin doonin falanqaynta ciyaaraha laakiin uu ka fadhiistay shaqada BBC oo kaliya.

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Taageerayaasha AC Milan oo Xalay ka oysiiyey Gianluigi Donnarumma iyo Bonucci oo Aamisiyey+Sawiro

(14-12-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta AC Milan ayaa Xalay soo qaatay boorar ay wax kaga sheegayaan Goolhayaha da.da ...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo baajiyey kulankii Maanta dhex mari lahaa Jubaland iyo Galmudug

(14-12-2017) Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Maanta ku dhawaaqay in labaajiyey kulan Cayaareedkii dhex mari lahaa dowlad Goboleedyada kala ...

Jose Mourinho Oo Warbaahinta Ku Eedeeyey Ixtiraam La’aan

(14-12-2017) Tabobaraha naadiga Manchester United, Jose Mourinho, ayaa ku eedeeyey warbaahinta inay kala jeclaystaan kooxaha, isla markaana aanay ...

Neymar oo Todobaadkii labaad laga waayey liiska PSG Sabab?

(13-12-2017) Cayaaryahanka Caalamka oo dhan ugu qaalisan ee Neymar ayaa markale laga waayey liiska Cayaartoyda Naadigiisa PSG oo ...

Magacyada iyo Sawirada 5 Cayaaryahan oo ay bisha Janaayo doonayaan Real Madrid

(13-12-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid ayaa lasheegayaa in ay doonayaan Cayaartoy dhoawr ah marka uu dib u ...

Laba Xiddig oo Caan ka ah Caalamka oo is Guursaday

(13-12-2017) Kabtanka xulka Kiriketka Hindiya Virat Kohli iyo atariishada caanka ah Anushka Sharma ayaa isku mehersaday dalka Talyaaniga, ...

Daawo Video Eden Hazard oo diidey biladii MOTM kulankii Xalay

(13-12-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea ee Eden Hazard ayaa diidey in uu gudoomo abaal marintii lagudoonsiiyey ee Cayaaryaahnka ...

Kooxda Newcastle United Oo Lagu Xaraashayo £300 Milyan

(13-12-2017) Mulkiilaha kooxda Newcastle United oo lagu magacaabo Mike Ashhley ayaa u dhow inuu qalinka ku duugo heshiis ...

Louis van Gaal” Jose Mourinho Waxa uu i Nacsiiyey in aan Daawado Cayaaraha Man United

(13-12-2017) Macalinkii hore ee kooxda Manchester United  Louis van Gaal ayaa Weerar ku qaaday qaab Cayaareedka Macalinka xiligaan ee ...

BBC oo markale kusoo wada bilaaban doona Garoonka

(13-12-2017) Xiddigaha kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Magacooda loosoo gaabiyo BBC ayaa lasheegayaa in uu ku soo ...

Pep Guardiola Oo Dafiray Inay Ciyaaryahadiisu Ka Bad-badiyeen Damaashaadka Guushii United

(13-12-2017) Tabobaraha kooxda Manchester City, Pep Guardiola oo”ku dhiiri galiyey” ciyaaryahanada naadigiisa, inay u damaashaadaan guushii Axadii 2-1 ...

Andre Silva oo Ronaldo codsigiisa u fulin doona bisha janaayo

(13-12-2017)Cristiano Ronaldo ayaa aad u xiiseynaya in Real Madrid ay soo qaadato AC Milan weeraryahankeeda Andre Silva suuqa ...

Real oo tababarkii ugu dambeeyay ugu jirta kulankeeda koowaad ee difaaashada tartanka Club World Cup +SAWIRRO

(13-12-2017) Macalinka reer France iyo kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka hadlay ka qeyb galka kooxdiisii Los ...

Kooxda Manchester United oo u diyaar u ah kulanka Bournemouth si kalsoonidii u soo celiyeen+SAWIRRO

(13-12-2017) Manchester United waxa ay soo dhaweyn doontaa kulan adag oo ka tirsan Premier League-ga Bournemouth. Dhinaca Mourinho waxa ay ...

Kooxda Chelsea maxay ugu dhigantahay guushii waynayd ee ka gaartay kooxdaHuddersfield +SAWIRRO

(13-12-2017) Chelsea ayaa ka soo kabsatay guuldaradii West Ham ka soo gaadhay kadib markii ay cadho wayn kula soo ...