Sunday, September 24th, 2017

Finalka Cayaaraha Degmooyinka Gobolka Banaadir oo lasheegay in Xili Habeen ah ladheeli doono

Published on September 6, 2017 by   ·   No Comments

(06-09-2017) Warar aan si hoose u helnay ayaa sheegaya in Maamulka Gobolka Banaadir ay doonayaan in Xili Habeen ah lacayaaro Finalka Cayaaraha degmooyinka Gobolka Banaadir kaas oo ay isugu hareen degmooyinka Hodan iyo Waaberi.

Ilo wareedyo kusugan Garoonka Koonis ee ku yaala degmada Cabdi casiis ayaa sheegay in ay socoto shaqo adag oo lagu naleynayo Garoonka Gudihiisa si habeenka Khamiista Jimcuhu soo gelayo loogu Cayaaro Finalka Cayaaraha degmooyinka Gobolka Banaadir.

Hadii ay dhacdo taasi waxa ay Noqon doontaa markii koowaad ee 27 Sano kadib Cayaar kubada Cagta ah lagu dheelo Garoon ku yaala Muqdisho sidoo kale waxay Noqon doonta amaan iyo sharaf u soo hoyatay Maamulka Gobolka Banaadir in kasta oo qorshahaan u egyahay mid Goordhow Go aankiisa laqaatay oo aan Horay loogu tala gelin.

Magaalada Muqdisho ayaa markii koowaad lagu dheley wixii kadanbeeyey bur burkii Cayaara xili habeen ah Sanadkii 2015 xiligaas oo Xiriirka kubada Koleyga Soomaaliya qabteen Cayaarihii Horyaalka oo dhamaantood la dheeley waqti habeenimo ah waxaana lagu Cayaaray Garoonka kubada Koleyga ee Luujino.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Kenya oo laga xayuubiyey Xuquuqdii marti gelinta koobka African Nations Championship (CHAN) 2018 Sabab?

(24-9-2017) Shir ay isugu yimaadeen Gudiga fulinta Xiriirka kubada Cagta Africa ee Caf ayaa lagu Go aamiyey dalka ...

AC Milan oo shaacisay Cayaartoyda u diyaarka ah kulanka Sampdoria iyo shax cusub oo uu dheeli doono Vincenzo Montella

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta AC Milan Vincenzo Montella ayaa soo bandhigay Cayaartoyda Naadigaas ee u diyaarka ah kulanka ...

Waa Maxay Nasiib darada kaga habsatay Gool dhalintii Cristiano Ronaldo?

(24-9-2017) Xiddiga Naadiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa shalay Xanaaq iyo madax xanuun kala baxay Garoonka kadib markii ...

Kadib Sadexleydii Alvaro Morata Chelsea oo qarka u saaran in ay jabiso Record u yaalay Arsenal?

(24-9-2017) kadib Guushii weyneyd ee ay Gaartay Chelsea kulankii Stoke City iyo Sadexleydii uu dhaliyey Alvaro Morata kooxda ...

Daawo Goos Gooska iyo sawirada bandhigii Paulo Dybala iyo Guushii Bianconeri

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Derby della Mole ee ay ladheeleen Naadiga ...

Romelu Lukaku kaligii oo aan ku soo laaban Magaalada Manchester welina baaqi ku ah Southampton Sabab?

(24-9-2017) Kadib Guushii ay ka gaareen kulankii ay lacayaareen Sabtigii kooxda Southampton .Cayaartoyda Manchester United ayaa ku soo laabtay Magaaladooda ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo Guul ka gaartay Kulankii Girona

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul ka Gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacayaareen kooxda Xiligaan soo ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Man United oo Guul Rafaad ah ka gaartay Southampton

(23-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa Guul dirqi ah ka Gaartay kulankii Xiisaha lahaa ee ay banaanka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.